{"id":3209,"date":"2015-01-04T12:11:44","date_gmt":"2015-01-04T12:11:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3209"},"modified":"2015-01-04T12:11:44","modified_gmt":"2015-01-04T12:11:44","slug":"waqooyiga-kuuriya-oo-ka-jawaabtay-cuna-qabataynta-maraykanku-ku-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/04\/waqooyiga-kuuriya-oo-ka-jawaabtay-cuna-qabataynta-maraykanku-ku-soo-rogay\/","title":{"rendered":"Waqooyiga Kuuriya Oo Ka Jawaabtay Cuna-qabataynta Maraykanku Ku Soo Rogay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/5def66527dd2d7980e9a54d4142b7ea3_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3210\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/5def66527dd2d7980e9a54d4142b7ea3_L-300x199.jpg?resize=300%2C199\" alt=\"5def66527dd2d7980e9a54d4142b7ea3_L\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a>Pyongyang (AN) Dawladda Waqooyiga Kuuriya, ayaa Cuna qabataynta Maraykanku ku soo rogay ku tilmaantay mid sii hurinaysa colaad islamarkaana aan waxba yeelayn Awooda Militari ee North Korea.<\/p>\n<p>Afhayeen aan magaciisa la sheegin oo u hadlay wasaaradda Arrimaha dibada Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in Maraykanku sabab la\u2019aan u hurinayo Cadaawado\u00a0 ku wajahan Waqooyiga Kuuriya, waxaanu ku dooday inaanay Cuna-qabataynta cusubi waxba yeeli doonin Awoodaha Militari ee North Korea.<\/p>\n<p>Sarkaalkan oo la hadlay Wakaaladda wararka ee Korean Central News Agency ayaa sheegay inaan Waqooyiga Kuuriya wax door ah ku lahayn weerarka lagu qaaday Shirkadda Maraykanka ee Sony Pictures, taasi oo lagu jabsaday tobanaan kun oo Email-lada iyo faylal ganacsi oo Sony leedahay ah.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa Jimcihii Cuna-qabatayn ku soo rogay 10 Sarkaal oo ka tirsan Xukumadda North Korea iyo ilaa saddex hay\u2019adood ay ka mid tahay waaxda Sirdoonka Korea. Saraakiisha ayaa intooda badan ah kuwa ku lug leh Dhoofinta Hubka iyo agabka Ciidamada.<\/p>\n<p>uf<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Pyongyang (AN) Dawladda Waqooyiga Kuuriya, ayaa Cuna qabataynta Maraykanku ku soo rogay ku tilmaantay mid sii hurinaysa colaad islamarkaana aan waxba yeelayn Awooda Militari ee North Korea. Afhayeen aan magaciisa la sheegin oo u hadlay wasaaradda Arrimaha dibada Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in Maraykanku sabab la\u2019aan u hurinayo Cadaawado\u00a0 ku wajahan Waqooyiga Kuuriya, waxaanu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3210,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-PL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3209"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3209\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}