{"id":31990,"date":"2017-03-15T15:02:27","date_gmt":"2017-03-15T15:02:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31990"},"modified":"2017-03-15T15:02:27","modified_gmt":"2017-03-15T15:02:27","slug":"dawlada-soomaalia-oo-dalka-ka-mastaafurisay-muwaadin-kenyan-ah-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/15\/dawlada-soomaalia-oo-dalka-ka-mastaafurisay-muwaadin-kenyan-ah-sababta\/","title":{"rendered":"Dawlada Soomaalia oo Dalka ka mastaafurisay Muwaadin Kenyan ah + Sababta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaa hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa maanta dalka ka musaafurisay labo muwaadin Kenyan ah oo lagu eedeeyay in ay sharci darro dalka ku joogeen.<\/p>\n<p>Labadan nin ee la masaafuriyay ayaa waxaa gacanta ku dhigay saraakiil ka tirsan hay\u2019adda socdaalka qeybteeda dabagalka, waxaana maanta dib loogu celiyay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee la masaafuriyay ayaa sidoo kale laga mamnuucay in ay dalka dib ugu soo laabtaan, waxaana ay ku wargelisay hey\u2019adaha kala duwan inay ka foogijnaadaan.<\/p>\n<p>Muwaadiniin badan oo Kenyan ah ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaasoo la shaqeeya hey\u2019ado kala duwan oo badankood ka howlgala garoonka diyaaradaha iyo xerada Xalane.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, hay\u2019adda socdaalka ayaa xoojisay howl galkeeda daba galka ee la xiriira muwaadiniinta aan sharciga ku joogin dalka, waxaana horay digniino uga soo saartay arrintan.<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaa hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa maanta dalka ka musaafurisay labo muwaadin Kenyan ah oo lagu eedeeyay in ay sharci darro dalka ku joogeen. Labadan nin ee la masaafuriyay ayaa waxaa gacanta ku dhigay saraakiil ka tirsan hay\u2019adda socdaalka qeybteeda dabagalka, waxaana maanta dib loogu celiyay dalka Kenya. Muwaadiniinta Kenyaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31991,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2017315636251689135879077kenyan2.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8jY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31992,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31990\/revisions\/31992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}