{"id":3197,"date":"2015-01-04T11:54:46","date_gmt":"2015-01-04T11:54:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3197"},"modified":"2015-01-04T11:54:46","modified_gmt":"2015-01-04T11:54:46","slug":"shil-diyaaradeed-oo-sababay-dhimashada-qoys-dhan-iyo-gabadh-yar-oo-ka-badbaaday-oo-cusbitaalka-lug-ku-tagtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/04\/shil-diyaaradeed-oo-sababay-dhimashada-qoys-dhan-iyo-gabadh-yar-oo-ka-badbaaday-oo-cusbitaalka-lug-ku-tagtay\/","title":{"rendered":"Shil Diyaaradeed Oo Sababay Dhimashada Qoys Dhan Iyo Gabadh Yar Oo Ka Badbaaday Oo Cusbitaalka Lug Ku Tagtay"},"content":{"rendered":"<h2>America\u00a0(AN) Booliska Mareykanka ayaa sheegaya in gabadh yar oo ka bad baaday shil diyaaradeed, hadda laga saaray cisbitaal ay ku sugneyd.<\/h2>\n<h2>Gabadha oo 7 jir ah ayaa kasoo lugeysay halka ay qoyskeeda diyaaradda kula dhacday, iyada oo soo socotay masaafo ka badan hal kilo mitir, si ay caawimaad u raadsato.<\/h2>\n<h2>Shilka ayaa ka dhacay meel keyn ak oo ku taalla gobolka Kentucky.<\/h2>\n<h2>Gabadha ayaa timid guri halkaa ka dhowaa, waxaana dadkii joogay ay u sheegtay in qoyskeedii uu ku dhintay shilka diyaaradda.<\/h2>\n<h2>Kooxaha samata bixinta ayaa markii dambe deegaankaasi ka helay meydadka waalidka gabadha, gabadh la dhalatay iyo qof ehelkooda ah.<\/h2>\n<h2>Diyaaradda qoyska siday ayaa burburtay kaddib markii ay hawada xumaatay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>America\u00a0(AN) Booliska Mareykanka ayaa sheegaya in gabadh yar oo ka bad baaday shil diyaaradeed, hadda laga saaray cisbitaal ay ku sugneyd. Gabadha oo 7 jir ah ayaa kasoo lugeysay halka ay qoyskeeda diyaaradda kula dhacday, iyada oo soo socotay masaafo ka badan hal kilo mitir, si ay caawimaad u raadsato. Shilka ayaa ka dhacay meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3198,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Pz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3197"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3197\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}