{"id":3194,"date":"2015-01-04T11:52:19","date_gmt":"2015-01-04T11:52:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3194"},"modified":"2015-01-04T11:52:19","modified_gmt":"2015-01-04T11:52:19","slug":"israaiil-oo-xanibtay-canshuurta-falastiiniyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/04\/israaiil-oo-xanibtay-canshuurta-falastiiniyiinta\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo xanibtay canshuurta Falastiiniyiinta"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/01\/03\/150103174852_israel_640x360_ap_nocredit.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Israa&#8217;iil ayaa joojisay kharashaadka canshuurta ee ay siin jirtay maamulka Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in ay tallaabadani jawaab u tahay codsiga uu maamulka madaxweyne Maxamud Cabaas uu xubinta uga noqonaya maxkamada dembiyada caalamiga ah (ICC).<\/p>\n<p>Xukuumadda Israa&#8217;iil ayaa ballan qaaday in ay tallaabo degdeg ah arrinkaa ka qaadeyso, waxaana ay marka hore bartilmaameedsatay dakhliga Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa ururisa canshuuraadka u soo xarooda maamulka Falastiiniyiinta, waxaana taasi ay qeyb ka tahay heshiis kumeel gaar ah oo ay labada dhinac horay u galeen.<\/p>\n<p>Canshuurtaasi oo bil waliba gaarta in ka badan boqol milyan oo dollar, ayaa ah dakhli aad muhiim ugu ah maamulka Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Shaqaalaha maamulkaasi ayaan hadda heli doonin mushaarkooda bishii December.<\/p>\n<p>Saacib Erekat oo ah mas&#8217;uul sare oo ka tirsan maamulka Falastiiniyiinta ayaa tallaabada Israa&#8217;iil ku tilmaamay ciqaab wadareed sharci darro ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu Israa&#8217;iil ayaa joojisay kharashaadka canshuurta ee ay siin jirtay maamulka Falastiiniyiinta. Waxa ay sheegtay in ay tallaabadani jawaab u tahay codsiga uu maamulka madaxweyne Maxamud Cabaas uu xubinta uga noqonaya maxkamada dembiyada caalamiga ah (ICC). Xukuumadda Israa&#8217;iil ayaa ballan qaaday in ay tallaabo degdeg ah arrinkaa ka qaadeyso, waxaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Pw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3194"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3194\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}