{"id":3172,"date":"2015-01-03T13:11:08","date_gmt":"2015-01-03T13:11:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3172"},"modified":"2015-01-03T13:11:08","modified_gmt":"2015-01-03T13:11:08","slug":"xukuumadda-puntland-oo-goaan-ka-soo-saartay-kheyraadka-dabiiciga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/03\/xukuumadda-puntland-oo-goaan-ka-soo-saartay-kheyraadka-dabiiciga\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Puntland oo go\u2019aan ka soo saartay kheyraadka dabiiciga"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-176552\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSC07043.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"DSC07043\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta hay\u2019adda shidaal baarista iyo mahdan qodista Puntland \u00a0war-saxaafadeed ka soo saartay arrimaha kheyraadka dabiiciga ah ee Puntland.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedkan oo war baahinta \u00a0uu u aqriyay agaasimaha guud ee hay\u2019adda mahdan qodista Puntland Ciise Dholawaa ayaa waxaa ka mid ahaa\u00a0in Dawladda Puntland ay ogeysiineysa cidkasta oo gasha ama isku dayda in ay baarto, gurato, amaba dhoofiso macdan, dhagax ama dhuxul-dhagax ruqsad la\u2019aanta Hay\u2019adda Shidaalka iyo Macdanta, in ay mudaneyso ciqaabaha ku yaalla xeerarka ciqaabta Dawladda Puntland<\/p>\n<p><strong>Hadaba hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhammeystiran<\/strong><\/p>\n<p>Go\u2019aan Lr. 03\/2015 ee January 01, 2015, kuna saabsan horumarinta shidaalka iyo macdanta dawladda Puntland, kana soo baxay Hay\u2019adda Shidaalka iyo Macdanta<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Puntland, Qodobadiisa, 4 iyo 54 oo ka hadlaya Hanaanka Xukunka iyo khayraadka dabiiciga ah ee Dawladda Puntland<\/p>\n<p>Markaan arkay: Qodobada 54 iyo 142 ee Dastuurka ku-meel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, ee June 2012;<\/p>\n<p>Markaan arkay: Baahida loo qabo horumarinta arimaha dhaqaalaha, bulshada iyo siyaasaddaba;<\/p>\n<p>Waxaa Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalku sheegeysaa;<\/p>\n<p>1 Dawladda Puntland waa u madax bannaantahay, baarista, soo saaridda, maaraynta iyo ka-faa\u2019iidaysiga khayraadka dabiiciga ah ee ku jira xuduudaheeda, bad iyo berriba, cidna marti ugama aha.<\/p>\n<p>2 Dawladda Puntland waxaa ay soo dhoweyneysaa cidkasta oo dooneysa in ay ka wada hadlaan arrimaha barista iyo soo saarista shidaalka, sida (saliidda ceeriin iyo Gas-ka dabiiciga ah) iyo macdanta ku jira xududaha badda iyo berriga Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>3 Dawladda Puntland waxaa ay ogeysiineysaa cidksta oo gasha ama isku dayda in ay baarto, gurato, amaba dhoofiso macdan, dhagax ama dhuxul-dhagax ruqsad la\u2019aanta Hay\u2019adda Shidaalka iyo Macdanta, in ay mudaneyso ciqaabaha ku yaalla xeerarka ciqaabta Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>4 Waxaa Hay\u2019adda Shidaalka iyo Macdantu soo dhoweyneysaa, ruqsadna siinaysaa cidkasta oo doonaysa in ay baarto, soo saarto, kadibna dhoofiso Macdanta iyo shidaalka ku jira xuduudaha Dawaladda Puntland.<\/p>\n<p>5 Dawladda Puntland waxay markasta diyaar u tahay, sida waafaqsan Dastuurka Dawladda Puntland iyo kan ku-meel-gaarka ah ee Dawladda Federaalka Somaliyeed, in ay Dawladda Federaalka Soomaaliya kala xaajooto arrimaha Shidaalka iyo Macdanta marka ay dhismaan dhammaan Dawalad-Goboleedyada Somaliyeed oo dhan. Inta ka horraysa dhammaystirka dawlad-goboleedyada, waxaa Dawladda Puntland ku dhaqmidoontaa waxa Dastuurkeedu u oggolyahay iyadoo la xaq dhawrayo kan federaalka.<\/p>\n<p>6 Hay\u2019adda Shidaalka iyo Macdantu waxaa ay soo gudbintoontaa, sida ugu dhakhsaha badan, siyaadda guud ee horumarinta, baarista iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta oo si mug weyn uga qayb qaadan doonta horumarinta dhaqaale iyo bulsho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta hay\u2019adda shidaal baarista iyo mahdan qodista Puntland \u00a0war-saxaafadeed ka soo saartay arrimaha kheyraadka dabiiciga ah ee Puntland. War-saxaafadeedkan oo war baahinta \u00a0uu u aqriyay agaasimaha guud ee hay\u2019adda mahdan qodista Puntland Ciise Dholawaa ayaa waxaa ka mid ahaa\u00a0in Dawladda Puntland ay ogeysiineysa cidkasta oo gasha ama isku dayda in ay baarto, gurato, amaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3173,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Pa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3172"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3172\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}