{"id":3169,"date":"2015-01-03T11:28:30","date_gmt":"2015-01-03T11:28:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3169"},"modified":"2015-01-03T11:28:30","modified_gmt":"2015-01-03T11:28:30","slug":"nimankaas-kala-saaristooda-waxaa-ka-fiicnayd-wada-saaristoodamarkaa-madaxweynuhu-hadduu-wada-saaray-wuu-mahadsan-yahay-cali-guray-oo-ka-dareen-celiyay-hadalkii-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/03\/nimankaas-kala-saaristooda-waxaa-ka-fiicnayd-wada-saaristoodamarkaa-madaxweynuhu-hadduu-wada-saaray-wuu-mahadsan-yahay-cali-guray-oo-ka-dareen-celiyay-hadalkii-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"Nimankaas Kala Saaristooda Waxaa Ka Fiicnayd Wada Saaristooda,Markaa Madaxweynuhu Hadduu Wada Saaray Wuu Mahadsan Yahay\u201d Cali Guray Oo Ka Dareen Celiyay Hadalkii Madaxweynaha"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/63ae7f8414b5a8c8f0c6d0de18e829e8_S.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3170\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/63ae7f8414b5a8c8f0c6d0de18e829e8_S.jpg?resize=200%2C155\" alt=\"63ae7f8414b5a8c8f0c6d0de18e829e8_S\" width=\"200\" height=\"155\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa (AN) Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa ka dareen celiyay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Jimcihii oo uu qayb ka mid ah kaga hadlay Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye, waxaanu sheegay inuu Madaxweynaha ku hambalyaynayo sida uu ula hadlay Saddexda Nin ee ku tartamayay Musharaxnimada Kulmiye bacda Siilaanyo.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Aad baan ugu mahadnaqayaa,wuxuu dejiyay xaalad si fool xun u kacsanayd oo waliba rag siyaasiyiin ahi wad-wadeen, taas oo keentay in Kumanaan qof iyo Kharash Ciidda ka badan lagu bixiyo tartan Musharaxnimo oo aan jirin\u201d ayuu yidhi Cali Guray.<\/p>\n<p>Mujaahid Cali Guray oo ka sii hadlaya arrintan ayaa intaasi raaciyay \u201cMadaxweynuhu markan iyo marar horeba wuu caddeeyay inuu yahay Musharaxa Kulmiye.Doorashadan ta ka dambeysa inay u tartamaan Nimankanina Khalad bay ahayd, inay doorashadan Madaxweynaha la tartamaan uun bay ahayd laakiin Saddexdooduba way caddeeyeen inaanay la tartamayn ee ay Madaxweynaha u daayeen\u201d<\/p>\n<p>Mudane Cali Guray waxa uu sheegay in Jaah-wareerkii Bulshada lagu riday uu hadalka Madaxweynuhu soo Afjaray \u201cMarkaa wixii Dadka lagu jaah-wareerinayay way iska soo afjarantay,madaxweynahana waan ku hambalyaynayaa xaaladdaas uu dejiyay oo dabcan anaga Saamayn nagu yeelanaysay.<\/p>\n<p>Waxaan leeyahay Nimankaas Kala saaristooda waxaa ka fiicnayd wada Saaristooda,Markaa Madaxweynuhu hadduu wada saaray wuu Mahadsan yahay, waanan ku hambalyaynayaa\u201d ayuu yidhi Cali Guray.<\/p>\n<p>Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shalay Muuse Biixi,Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiir Cabdicasiis Samaale ugu baaqay inaanay ku xiiqin meel cidla ah islamarkaana isku qabsan Musharaxnimo aan jirin, isagoo tilmaamay inuu doorkan sharaxan yahay dabadiina Xisbiga lagu dhex tartami doono<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa ka dareen celiyay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Jimcihii oo uu qayb ka mid ah kaga hadlay Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye, waxaanu sheegay inuu Madaxweynaha ku hambalyaynayo sida uu ula hadlay Saddexda Nin ee ku tartamayay Musharaxnimada Kulmiye bacda Siilaanyo. \u201cMadaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-P7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3169"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3169\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}