{"id":31668,"date":"2017-03-08T15:06:14","date_gmt":"2017-03-08T15:06:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31668"},"modified":"2017-03-08T16:59:36","modified_gmt":"2017-03-08T16:59:36","slug":"war-deg-dega-dad-ku-leday-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-wadada-isku-xidha-hargaysa-iyo-arabsiyotirada-dhimasha-iyo-dhaawaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/08\/war-deg-dega-dad-ku-leday-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-wadada-isku-xidha-hargaysa-iyo-arabsiyotirada-dhimasha-iyo-dhaawaca\/","title":{"rendered":"Daawo Oo Akhri War deg dega:  Dad Ku le\u2019day shil Baabuur oo ka dhacay Wadada isku xidha Hargaysa iyo Arabsiyo,Tirada dhimasha iyo dhaawaca"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo \u00a0 \u00a0(Arabsiyonews.com) Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintey laba kalena way dhaawacmeen ka dib markii ay laba gaadhi isku dhaceen duleedka bari ee Arabsiyo jidka isku xidha magaaladaas iyo Hargeysa.<\/p>\n<p>\u201cLabada gaadhi waxay isku dhaceen markii midkood ka baydhay god meesha ku yaalay, isla markaana uu ku dhacay ka kale\u201d ayuu yidhi sarkaal ka tirsan ciidanka nabadgelyada wadooyinka oo aanu weydiinay sababta keentay shilkani gaadhi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/P88X7lxo388\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Maaha markii ugu horeysay ee shil noocani oo kale ahi ka dhaco inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Arabsiyo, balse ugu yaraan saddex shil ayaa ka dhacay labadii todobaad ee ina dhaafay, waxaana ku dhintey dad lagu qiyaasay ilaa shan qof. \u201ctodobaadadii u dambeeyay shilalka gaadiidka ee jidkani waxay galaafteen ugu yaraan shan ruux, laba maanta ah iyo saddex ka horeeyay\u201d Sidaa waxa yidhi, Dahir Muxumed Cige, taliye ku xigeenka Qaybta bileyska gobolka Gabiley.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"31669\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/08\/war-deg-dega-dad-ku-leday-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-wadada-isku-xidha-hargaysa-iyo-arabsiyotirada-dhimasha-iyo-dhaawaca\/african-1\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?fit=1042%2C548&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1042,548\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"AFRICAN 1\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?fit=696%2C366&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-31669 size-large\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1-1024x539.png?resize=696%2C366\" width=\"696\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?resize=1024%2C539&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?resize=300%2C158&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?resize=768%2C404&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?resize=800%2C421&amp;ssl=1 800w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?w=1042&amp;ssl=1 1042w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0\u2018Waddo xumaddaa galaafata in ka badan 100 nafood sannadkii Somaliland\u2019<\/strong><\/p>\n<p>Jidka isku xidha Hargeysa iyo Gabiley ayaan beryahani dambe wax dayactir ah lagu samaynin, isla markaana wada god iyo boholo noqday, kuwaasi oo baabuurtu marka ay xoogga u socdaan, haddii aanay ka baydhin keena inay taayiradu ka banjaraan amaba ay wax noqdaan \u201cBaabuurku marka xoog uu u socdo, haddii uu god ku soo hagaago, godadku aad bay u dhaadheer yihiin, markaa taayirada ayay kaa banjarinayaan, sidaasi darteedna inta dayactir lagu samaynayo wadada waxa qurux badan inay baabuurtu ay aayar socdaan\u201d sidaana waxa yidhi Maxamed Cumar oo ka mid ah darawaliinta iskaga goosha Hargeysa iyo Gebiley.<\/p>\n<p>Jidkani oo keli ah maaha jidadka ay shilalku ka dhacaan, balse wadada halbawlaha ah ee isku xidha inta badan gobolada Somaliland, min Boorama ilaa Laascaanood ayaa waxa ka buuxa godad iyo boholo keena inay baabuurtu isku dhacaan amaba ay rogmadaan \u201cBoholahani ma keenaan oo keli ah inay baabuurtu isku dhacdo, balse waxa kale oo ay keenaan inay baabuurtu rogmadaan\u201d ayuu yidhi darawal kale oo ka mid ah kuwa iskaga goosha Hargeysa iyo Berbera.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu hoos u dhac ku yimid tiradda shilalka gaadiidka ee ka dhacay Somaliland sannadkii ina dhaafay ee 2016-kii, marka la barbardhigo sannadkii 2013, haddana shilalku weli ma yara.<\/p>\n<p>\u201cSannadka 2016-ka waxa wadanka ka dhacay 2585 shil oo galaaftay nolosha 165 qof, dhaawacayna 2043, khasaarena u geystay 1649 gaadhi, 503 neef oo xoolo ah iyo khasaraha 180 guri\u201d Sidaa waxa yidhi taliyaha hawlgelinta Bileyska Somaliland oo ka hadlayay xuska maalinta ciidamada Somaliland bishii November ee sannadkii tegay.<\/p>\n<p>Hase yeeshee marka loo eego sannadkii 2013-kii \u00a0waxa ku dhintey shilalka babuurta dad ku dhaw laba boqol \u201c Khasaaraha dhimashada dadka waxay noqotay laba boqol todoba iyo labaatan, khasaaraha dhismayaashu waxa uu noqday laba boqol iyo laba iyo labaatan.\u201d Ayuu yidhi taliyaha hawlgelinta bileyska oo ka hadlayay sannadkii 2013-kii.<\/p>\n<p>Sababta keenta shilalka ayay bileysku ku macneeyeen inay la xidhiidho aqoon yaraan haysa darawlada baabuurta iyo xawaaraha ay ku socdaan oo aad u sareeya. \u201cXirfadlayaasha baabuurta oo yar iyo xawaaraha gaadiidka oo sareeya\u201d ayuu yidhi taliyaha hawlgelinta bileyska Somaliland.<\/p>\n<p>Laakiin marka laga yimaado aqoon yaraanta taliyaha hawlgelinta bileysku sheegay, haddana meesha kama madhna wado xumadu.<\/p>\n<p><strong>Source Ardaa media.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo \u00a0 \u00a0(Arabsiyonews.com) Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintey laba kalena way dhaawacmeen ka dib markii ay laba gaadhi isku dhaceen duleedka bari ee Arabsiyo jidka isku xidha magaaladaas iyo Hargeysa. \u201cLabada gaadhi waxay isku dhaceen markii midkood ka baydhay god meesha ku yaalay, isla markaana uu ku dhacay ka kale\u201d ayuu yidhi sarkaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31669,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-31668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/AFRICAN-1.png?fit=1042%2C548&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8eM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31670,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31668\/revisions\/31670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}