{"id":3161,"date":"2015-01-03T11:11:10","date_gmt":"2015-01-03T11:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3161"},"modified":"2015-01-03T11:11:10","modified_gmt":"2015-01-03T11:11:10","slug":"maraykanka-oo-cuno-qabatayno-hor-leh-ku-soo-rogay-waqooyiga-kuuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/03\/maraykanka-oo-cuno-qabatayno-hor-leh-ku-soo-rogay-waqooyiga-kuuriya\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Cuno Qabatayno Hor leh Ku Soo Rogay Waqooyiga Kuuriya"},"content":{"rendered":"<h1>\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/99c6efcfc2e288013afe6593db824697_M1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3163\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/99c6efcfc2e288013afe6593db824697_M1-300x198.jpg?resize=300%2C198\" alt=\"99c6efcfc2e288013afe6593db824697_M\" width=\"300\" height=\"198\" \/><\/a>Washington (AN) Dawladda Maraykanka ayaa cuno qabatayno hor leh ku soo rogtay Waqooyiga Kuuriya ka dib weerarkii Kompuuter-ada Shirkadda SONY.Cuna qabataynta waxaa la saaray ka ganacsiga Hubka Waqooyiga Kuuriya,Saddex xubnood oo sareoo Sirdoonka Waqooyiga Kuuriya ah iyo 10 xubnood oo ka mid ah Saraakiisha dawladda. Inta badan xubnaha lagu soo rogay cunaqabataynta waxay ku shaqo leeyihiin dhoofinta hubka iyo agabka kale ee Ciidan.<\/h1>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa sheegay inaan Cunaqabatayna loola dan lahayn Bulshada Waqooyiga Kuuriya balse ay ku wajahan tahay Xukumadda North Korea iyo waxqabadkeeda oo haddidaad ku haya Dalka Maraykanka iyo wadamada kaleba.<\/p>\n<p>Madaxweyne Obama waxa uu sheegay inay North Korea haddidaad ku haysa caqabadna ku tahay amaanka Maraykanka iyo siyaasadiisa arimaha dibada. Waxa uu sheegay in cunaqabataynta lagaga hortagayo hanjabaadaha North Korea ku hayso Shirkaddihiisa ganacsiga iyo shakhsiyaadka ama farshaxanada isku dayaya inay dareenkooda si xor ah u cabiraan.<\/p>\n<p>Maamulka Kuuriya Waqooyiga ayaa diiday inay u dheceen kumputarada shirkadda Sony pictures, taas oo la sheegay inay uga jawaabayeen filim laga sameeyay shirqool lagu dilayo hogaamiyaha dalkaasi, Kim Jong-un<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Washington (AN) Dawladda Maraykanka ayaa cuno qabatayno hor leh ku soo rogtay Waqooyiga Kuuriya ka dib weerarkii Kompuuter-ada Shirkadda SONY.Cuna qabataynta waxaa la saaray ka ganacsiga Hubka Waqooyiga Kuuriya,Saddex xubnood oo sareoo Sirdoonka Waqooyiga Kuuriya ah iyo 10 xubnood oo ka mid ah Saraakiisha dawladda. Inta badan xubnaha lagu soo rogay cunaqabataynta waxay ku shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3162,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-OZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3161"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3161\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}