{"id":31510,"date":"2017-03-05T17:34:57","date_gmt":"2017-03-05T17:34:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31510"},"modified":"2017-03-05T17:34:57","modified_gmt":"2017-03-05T17:34:57","slug":"akhri-magacyada-xildhibaanada-golaha-guurtida-ee-loo-xulay-talo-kabixinta-mudo-kordhin-loo-sameeyo-xukuumada-madaxwayne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/05\/akhri-magacyada-xildhibaanada-golaha-guurtida-ee-loo-xulay-talo-kabixinta-mudo-kordhin-loo-sameeyo-xukuumada-madaxwayne-siilaanyo\/","title":{"rendered":"Akhri Magacyada Xildhibaanada Golaha Guurtida ee loo xulay talo kabixinta Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa maalintii shalay ahayd ku dhawaaqay mudo kordhin loo samaynayo xukuumada hada talada haysa ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo , Golaha wakiilada Iyo Goleyaasha Deegaanka ee dalka ,<br \/>\nGudoomiyaha Golaha Guurtida oo kalfadhii shalay ee goalaha guurtida kala hadlay war baahinta ayaa sheegay in ay gudi Cayinta mudada loo kordhinayo Xukuumada \u00a0u saareen \u00a0islamarkaana laga sugayo in ay mudo laba cisho kaga soot ala bixiyaan Gudigaasi.<br \/>\nGudoomiye Saleebaan oo sheegay in ay tahay sababta ay ugu sareereen gudiga arintaasi in ay tahay si looga taxadiro cabasho iyo saluug yimaada islamarkaana loo baahan yahay in ay gudigaasi si weyn uga soo baaraan degaan arintaasi.<br \/>\nXubnaha Gudiga la magacaabay oo ka kooban 21 xubnood oo ka soo kala jeeda Dhamaan Gobolada Somaliland .<br \/>\nHadaba liiska magacyada gudiga ka soo tala bixinaysa mudo kordhinta oo uu ka reeban yahay gudoomiyaha guurtidu ayaa u dhigan sidan.<br \/>\n1,\u00a0 Siciid Jaamac Cali Gudoomiye Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtida<br \/>\n2, Suldaan Ismaaciil Sul. Cabdiraxmaan \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xubin<br \/>\n3, Cawil Cismaan Maxamuud\u00a0\u00a0\u00a0 xubin<br \/>\n4, Axmed Nuur Aw Cali Aadan Xubin<br \/>\n5, Maxamuud Xaashi Goobe\u00a0 Xubin<br \/>\n6, Xaaji Cabdikariin Xuseen(Cabdi waraabe)Xubin<br \/>\n7, Cabdiqaadir Maxamed Xasaan\u00a0 Xubin<br \/>\n8, Cabdiqaadir Qawdhan Maxamed , Xubin<br \/>\n9,Dayib Xasan Axmed\u00a0 Xubin<br \/>\n10, Siciid Cabdilaahi Asker \u00a0Xubin<br \/>\n11,Xirsi Ciise Jaamac Xubin<br \/>\n12,Cbadicasiis Maxamuud Gaaxnuug Xubin<br \/>\n13Siciid X. Xuseen muuse Xubin<br \/>\n14,Muxumed Axmed Aw Xaashi Xubin<br \/>\n15,muuse xaaji cabdi ducaale\u00a0 xubin<br \/>\n16,Muuse Aw Ibraahin Xubin<br \/>\n17, Nuur Digaale Khayre Xubin,<br \/>\n18, Cawil Xuseen Axmed Xubin<br \/>\n19,Axmed Aadan Jirde Xubin<br \/>\n20,Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Shaadh Xubin<br \/>\n21,Yuusuf CabdilaahiCawaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa maalintii shalay ahayd ku dhawaaqay mudo kordhin loo samaynayo xukuumada hada talada haysa ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo , Golaha wakiilada Iyo Goleyaasha Deegaanka ee dalka , Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo kalfadhii shalay ee goalaha guurtida kala hadlay war baahinta ayaa sheegay in ay gudi Cayinta mudada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29722,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/saleeban.jpg?fit=480%2C393&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8ce","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31510"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31512,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31510\/revisions\/31512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}