{"id":31502,"date":"2017-03-05T16:06:34","date_gmt":"2017-03-05T16:06:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31502"},"modified":"2017-03-05T16:06:34","modified_gmt":"2017-03-05T16:06:34","slug":"imaaraatka-carabta-oo-ka-xamaan-urursanaya-muqdisho-iyo-safiirkii-halkaa-ujoogay-oo-la-amray-in-uu-kasoo-baxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/05\/imaaraatka-carabta-oo-ka-xamaan-urursanaya-muqdisho-iyo-safiirkii-halkaa-ujoogay-oo-la-amray-in-uu-kasoo-baxo\/","title":{"rendered":"IMAARAATKA CARABTA OO KA XAMAAN URURSANAYA MUQDISHO IYO SAFIIRKII HALKAA UJOOGAY OO LA AMRAY IN UU KASOO BAXO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Muqdisho(AN):-Xidhiidhka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Somaliya iyo Imaaraatka Carabta ayaa waxa uu marayaa halkii ugu xumayd ka dib markii ay soo kala dhex mad madow badan iyo is faham waa dhinaca danaha siyaasadeed ee labada dal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-38431\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?resize=717%2C427\" sizes=\"auto, (max-width: 717px) 100vw, 717px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?w=640 640w, https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?resize=300%2C179 300w\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"427\" data-attachment-id=\"38431\" data-permalink=\"http:\/\/hangoolnews.com\/2017\/03\/05\/imaaraatka-carabta-oo-safiirkii-u-joogey-muqdisho-u-yeedhay-iyo-xidhiidhka-labada-dal-oo-halkii-ugu-xumayd-marayawaxa-sababey\/safiirka-imaaraatka-carabta\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?fit=640%2C381\" data-orig-size=\"640,381\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;14&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;NIKON D700&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;????????????????????????????????????&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1395839537&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;78&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;800&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.00125&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"Safiirka Imaaraatka Carabta\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?fit=300%2C179\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?fit=640%2C381\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Dawlada Imaaraatka Carabta ayaana si deg deg waxa ugu yeedhey safiirkeedii ka joogay Magaalada Caasimada ha ee dalka Somaliya kaasi oo lagu magacaabo Danjire Maxamed Cusmaan Al-Xamaadi,waxaana uu si deg deg ah uga Baxay dalka Somaliya,<\/p>\n<p>Amarka bixitaanka safiirka Imaaraatka u fadhiyey Dalka Somaliya ayaa waxa bixiyey wasaarada arimaha dibada ee Dalka Isu taga Imaaraatka Carabta waxaana la filayaa in safiirku warbixin siiyo Dawladiisa ka dib marka uu gaadho Abu Dhabi.<\/p>\n<p>Xidhiidhka labada dal ayaa waxa uu xumaaday ka dib markii Imaaraatku Heshiis dhinaca Ciidanka la galay Somaliland halkaasi oo la filaayo in uu dhawaan saldhig Milatari ka samaysto Magaalada Berbera.<\/p>\n<p>Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland ayaa dhawaan cod aqlabiyad ah ku meel mariyey in Imaaraatka Carabta la siiyo Saldhig Milatari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Xidhiidhka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Somaliya iyo Imaaraatka Carabta ayaa waxa uu marayaa halkii ugu xumayd ka dib markii ay soo kala dhex mad madow badan iyo is faham waa dhinaca danaha siyaasadeed ee labada dal. Dawlada Imaaraatka Carabta ayaana si deg deg waxa ugu yeedhey safiirkeedii ka joogay Magaalada Caasimada ha ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31503,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/Safiirka-Imaaraatka-Carabta.jpg?fit=640%2C381&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8c6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31504,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31502\/revisions\/31504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}