{"id":3131,"date":"2015-01-02T12:06:27","date_gmt":"2015-01-02T12:06:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3131"},"modified":"2015-01-02T12:06:27","modified_gmt":"2015-01-02T12:06:27","slug":"wasiir-cukuse-oo-dalka-ku-soo-laabtey-warbaahinta-dawladda-somaliland-oo-laga-mabnuucay-baahinta-wararka-qabyaaladda-xambaarsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/02\/wasiir-cukuse-oo-dalka-ku-soo-laabtey-warbaahinta-dawladda-somaliland-oo-laga-mabnuucay-baahinta-wararka-qabyaaladda-xambaarsan\/","title":{"rendered":"Wasiir CUKUSE Oo Dalka Ku Soo Laabtey &#038; Warbaahinta Dawladda Somaliland Oo Laga Mabnuucay Baahinta Wararka Qabyaaladda Xambaarsan"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/images-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3132\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/images-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"images-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi Galinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu muddo safar ugu maqnaa dalalka\u00a0 Yurub.<\/h2>\n<h2>Wasiirka oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa waxa ku Soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka warfaafinta, Mareeyaha Tvga Qaranka, Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo xubno ka mid ah saxaafadda Somaliland.<\/h2>\n<h2>Wasiir Cukuse Oo Saxaafada Kula Hadlay qolka nasashada ee Madaarka Cigaal, ayaa sheegay in dhammaan Jaaliyadihii uu la Kulmay ugu Waramay Horumarka ay Somaliland ku tallaabsatay inta uu xilka Hayay Madaxwaynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Isaga oo xusay in dhammaan jaaliyaduhu u soo gudbiyeen codsi ah in warbaahinta laga joojiyo dadka ku hadla afka qabaa\u2019ilka \u201cMarkii aan halkan Ka Tagay Waad Ogtihiinoo Safarkaygu waxa uu ahaa Safar Shaqsi Ah, Laakiin Intii Aan ku Maqnaa Dibadda, waxaan Soo Maray Wadamo Dhawr Ah, waxaan La soo Kulmay Jaaliyadda Somaliland Ee dalalka Jarmalka, Swedan Iyo Faransiiska, waxaanan Leeyahay Waad Mahad Santihii Dhamaantiin, Waxaanna uga Waramay Horumarka Balaadhan ee uu dalka Somaliland ku Talaabsaday. Jaaliyadaha aanku soo maray Yurubta Galbeed waa dad isku duuban Somaliland Jecel, Necebna Dhawaaqa Qabyaaladda, Waxa ugu Wayn ee ay ka Xanuunsadaan waa Erayga Qabyaaladda ee Ay ka Maqlaan Warbaahinta Kala Duwan, waxaana ay Nagu Dardareen in Qabyaalada la joojiyo Ka dawladda Ahaan.<\/h2>\n<h2>Waxa uu sheegay wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse In Warbaahinta Dawladda Laga Joojiyay in ay Soo duubaan Warar ka Hadlaya Qabyaaladda\u00a0 \u201cMaanta (Shalay) oo aanu joogno dalka, Saxaafadda dawladdu Ma Xanbaari Doonto Wararka Qabyaaladda Ka hadlaya, waxaanan\u00a0 Shacabka u Balan Qaadayaa Ama Ha tageeraan Dawladda Ama Ha ka Soo Horjeestaane inaan Warbaahinta Dawladda Laga Sii dayn Karin wararka qabyaaladda ah\u201d<\/h2>\n<h2>Gaba-gabadii Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse ) waxa uu Tacsi u diray Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Xog-hayahii Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Marxuum Maxamed Rashiid Maxamuud Faarax oo doraad lagu aasay Hargeysa.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi Galinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu muddo safar ugu maqnaa dalalka\u00a0 Yurub. Wasiirka oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa waxa ku Soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka warfaafinta, Mareeyaha Tvga Qaranka, Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3132,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ov","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3131"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3131\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}