{"id":31249,"date":"2017-03-01T04:30:22","date_gmt":"2017-03-01T04:30:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31249"},"modified":"2017-03-01T04:30:22","modified_gmt":"2017-03-01T04:30:22","slug":"madaxwaynaha-somaaliya-oo-ku-dhawaaqay-masiibo-qaranwaa-maxay-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/01\/madaxwaynaha-somaaliya-oo-ku-dhawaaqay-masiibo-qaranwaa-maxay-sababtu\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaaliya oo ku dhawaaqay Masiibo Qaran+waa maxay Sababtu"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shaaciyay in abaarta saameysay dalka ay tahay musiibo qaran.<\/p>\n<p>Waxa uu ka codsaday Soomaalida, gaar ahaan kuwa qurbaha ku nool iyo weliba beesha caalamka in ay u gurmadaan dadka abaartu saamaysay.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa ka mid ah dhowr dal oo qarka u saaran in ay ka dilaacdo macluul.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39060174\">Qaramada Midoobay oo abaarta u codsatay balaayin dollar<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39014468\">Dad abaarta ay barakicisay oo gaaray Muqdisho<\/a><\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/9108\/production\/_94882173_3d95c321-4527-4ab1-8bc9-21e2e8f04427.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Abaarta Soomaaliya\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">,<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Dad kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya oo Muqdisho gaaray<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa laga cabsi qabaa in abaarta haatan ka taagan qeybo badan oo ka mid ah Bariga Afrika ay noqoto mid la mid ah tii sanadkii 2011, taasoo dhalisay khasaaro badan.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa codsatay lacag ku dhaw 4.4 bilyan oo dollar, si looga hortago in ay macluul ka dilaacdo dalalka kala ah: Soomaaliya, South Sudan, Yemen iyo Nigeria.<\/p>\n<p>Waddamadaasi ayaa dhammaantood waxaa abaarta ka sokow ka taagan dagaallo.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37417655\">QM: 5 milyan oo Soomaali ah ayaan haysan cunto ku filan<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shaaciyay in abaarta saameysay dalka ay tahay musiibo qaran. Waxa uu ka codsaday Soomaalida, gaar ahaan kuwa qurbaha ku nool iyo weliba beesha caalamka in ay u gurmadaan dadka abaartu saamaysay. Soomaaliya ayaa ka mid ah dhowr dal oo qarka u saaran in ay ka dilaacdo macluul. Qaramada Midoobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31250,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/fari.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-881","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31249"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31252,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31249\/revisions\/31252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}