{"id":31192,"date":"2017-02-27T16:22:57","date_gmt":"2017-02-27T16:22:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31192"},"modified":"2017-02-27T16:35:00","modified_gmt":"2017-02-27T16:35:00","slug":"war-deg-deg-ah-suxufi-cabdimaalik-sh-muuse-coldoon-oo-shacabka-reer-somaliland-iyo-xukuumadaba-ka-raali-galiyey-dareenkii-ay-ka-qaateen-safarkisii-xamar-fariin-codsi-ah-oo-uu-xabsiga-ka-soo-dhex","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/27\/war-deg-deg-ah-suxufi-cabdimaalik-sh-muuse-coldoon-oo-shacabka-reer-somaliland-iyo-xukuumadaba-ka-raali-galiyey-dareenkii-ay-ka-qaateen-safarkisii-xamar-fariin-codsi-ah-oo-uu-xabsiga-ka-soo-dhex\/","title":{"rendered":"WAR DEG-DEG AH :- SUXUFI C\/MAALIK  COLDOON OO FARIIN CODSI AH  XABSIGA KA SOO DHEX DIRAY."},"content":{"rendered":"<p>Waxa Todobaadki uu Dambeeyay Ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Magaalada Hargeisa Wariye Cabdmaalik Muse Coldoon ahna Samafale Si Weyn Uga Qayb Qaata Baahinta wararka Ummada Masaakiinta ah ee Taabaalaysan isla markaasina aan Haysan Gar-Gaar Biniaadnimo ama Caawimo Meel Kale uga Timaada, waxaana Sanadahii u Dambeeyay uu Ka Shaqeynaayay Umadda Caawimada uu Baahan Iyo Bulshada Ilaahay wax Siiyay Isu Tusi Lahaa, Si ay Ummadaas Islaamka ahi isu Gargaaran.<br \/>\nWariye ama Samafale Cabdimaalik oo ah\u00a0Muwaadin Waddani Reer Somaliland oo aad uu tageersan Qaranimada Iyo Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, isago La Dareen ah Dhamaan Shacabka Reer Somaliland Ee Dhibaatada uu Soo Maray Halganka Xorinimada Somaliland, waxaana Wariye Cabdimaalik Ka Qayb qaatay Inuu Ummada Afka Carabiga ku Hadasha Gaadhsiiyo Qaranimada Somaliland Iyo Dhamaan warbaahinta Carabtaba.<br \/>\nHaddaba Samafale\/Wariye Cabdimaalik Sheikh Muuse Coldoon oo Nala Soo Xidhiidhay aya Codsi Uu Diraya Dhamaan Ummada Reer Somaliland Meel Kasta ay Joogan Iyo Xukummada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaana Dhamaantood Ka Raaligeliyay Dareenki Ay Ka Qaateen Safarkiisi Ugu Dambeeyay ee uu Xamar Ku Tegay, Isago Cadeeyay Ino Yahay Muwaaddin Reer Somaliland Marnaba Ogolaan Doonin inaan Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland Lagu Gafo.<br \/>\nWaxaana uu u dhignaa codsigisii sida tan :-<br \/>\n\u201cAnigo Ah Cabdimaalik Muse Coldoon Waxaan Dhamaan Shacabkayga Iyo Xukummada Somaliland Ka Raaligelinaya Dareenki ay Ka Qaaten Safarki Aan Dhowaan Ku Tegay Magaalada Xamar ee Dalka Somalia, \u00a0Waxaanan Halkan Ka Cadeynaya Inaan ahay Muwaadin Somalilander ah, oo Marnaba Ogolayn in Khalad Gef Loola Yimaado Jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaanan Ummada Reer Somaliland uu Cadeynaya Inaan Aaminsanahay Waxi Ay Awooyaashay \u00a0Iyo Adeerayaashay uu Soo Dhinteen ee ah Jiritaanka Gooni Isutaaga Jamhuuriyada Somaliland, Qofka Bini Aaadamka waa Khaldama aana waan Khaldamay.<\/p>\n<p>Haddaba Waxaan Shacabkayga Reer Somaliland Iyo Weliba Dowladayda Ka Codsanaya Inay ii Cafiyaan!<\/p>\n<p>Waa Billahi Towfiiq<\/p>\n<p>Walaalkiin Cabdimaalik Sheikh Muse\u00a0Coldoon.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa Todobaadki uu Dambeeyay Ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Magaalada Hargeisa Wariye Cabdmaalik Muse Coldoon ahna Samafale Si Weyn Uga Qayb Qaata Baahinta wararka Ummada Masaakiinta ah ee Taabaalaysan isla markaasina aan Haysan Gar-Gaar Biniaadnimo ama Caawimo Meel Kale uga Timaada, waxaana Sanadahii u Dambeeyay uu Ka Shaqeynaayay Umadda Caawimada uu Baahan Iyo Bulshada Ilaahay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31193,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/Wariye-Coldoon.jpg?fit=300%2C164&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-876","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31192"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31196,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31192\/revisions\/31196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}