{"id":3114,"date":"2015-01-02T07:33:04","date_gmt":"2015-01-02T07:33:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3114"},"modified":"2015-01-02T07:33:04","modified_gmt":"2015-01-02T07:33:04","slug":"suuriya-oo-76-kun-oo-qof-ay-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/02\/suuriya-oo-76-kun-oo-qof-ay-ku-dhinteen\/","title":{"rendered":"Suuriya oo 76 kun oo qof ay ku dhinteen"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/12\/30\/141230122547_draw_the_news2_624x351_bbc_nocredit.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Dalka Suuriya waxaa ka taagan dhibaato bini&#8217;aadamnimo<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqul aadanaha ayaa sheegaya in sanadkii tagay ee 2014-ka in dalka Suuriya lagu dilay in kabadan 76,000 oo qof, qiyaastii 18,000 oo dadkaasi ka mid ah ayaa la aaminsan yahay inay shacab yihiin.<\/p>\n<p>Tiradan ayaa muujineysa in 2014-ka ay ahayd sanadkii ugu dhimashada badnyed Suuriya tan iyo markii uu dagaalka bilowday 2011-kii.<\/p>\n<p>Dadka ugu badan ee dhintay waxa ay ahaayeen ciidamada dowladda Suuriya, dagaal yahaniinta mucaaradka, iyo kooxaha jihaaddoonka ah.<\/p>\n<p>Dagaalka sokeeye ee Suuriya ayaa sababay dhimasho iyo burbur aad u ballaaran.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape full-width has-caption\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/625\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/12\/26\/141226100915_kobani_624x351_ap_nocredit.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Magaalooyiin badan ayaa burburay oo cidlo noqday<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Kooxda la socodka xuquuqda aadanaha ee dalka Suuriya ayaa sheegaya in sanadkii laga soo gudbay ee 2014kii, ay tiro aad u badan ka dhinteen mucaaradka, dowladda iyo ururada jihaadiga ah.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 18 kun oo dad rayid ah ayaa ku dhintay rasaasta ay is dhaafsanayeen dhinacyada dagaalka uu u dhexeeyo.<\/p>\n<p>Dadka dhintay sidoo kale waxaa ka mid ahaa ugu yraan 1500 oo caruur ah.<\/p>\n<p>Qiyaastii 200,000 (Laba boqol oo kun) oo qof ayaa dalka Suuriya ku dhimatay tan iyo markii kacdoonka uu bilowday.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape full-width has-caption\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/625\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/03\/18\/140318133413_syria_mass_graves_sitizen_journalism_624x351_ap.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Sanakii tagay, kooxaha dagaallamaya ayaa aad u dhinteen<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Kooxo kale oo u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in tobannaan kun oo qof la la\u2019yahay halkii ay jaan iyo cirib dhigeen.<\/p>\n<p>Dadkaasi waxaa loo maleynayaa in ay ku maqan yihiin gacanta dowladda ama kooxaha jihaadddoonka ah.<\/p>\n<p>Qar ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegayaa in jirdil xun loo geystay halka kuwana la dilay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sidoo kale sababay dhibaatadii ugu weyneyd ee bini\u2019aadamnimo oo dhowaanahan la arko, waxaa kaloo uu dhaliyay in inkabadan seddax milyan oo qof ay qaxooti noqdaan.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape full-width has-caption\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/625\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/11\/09\/141109092027_syria_barrel_bomb_624x351_reuters_nocredit.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Dagaalka Suuriya ayaa umuuqdo mid aan istaageynin<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Suuriya Bishaar Al-asad ayaa sheegay in dagaalka uu noqon doono mid dheer oo adag, hadaba sanadkan hadda bilowday lama filayo in isbedel lahelo.<\/p>\n<p>Mareykanka iyo dalalka carabta ayaa weli siiwada duqeynta ka dhanka ah uruirka Daacish ee dalka Suuriya, shalay oo keli ah 17 jeer ayaa la duqeeyay Khilaafada Islaamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Suuriya waxaa ka taagan dhibaato bini&#8217;aadamnimo Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqul aadanaha ayaa sheegaya in sanadkii tagay ee 2014-ka in dalka Suuriya lagu dilay in kabadan 76,000 oo qof, qiyaastii 18,000 oo dadkaasi ka mid ah ayaa la aaminsan yahay inay shacab yihiin. Tiradan ayaa muujineysa in 2014-ka ay ahayd sanadkii ugu dhimashada badnyed Suuriya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3115,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Oe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3114"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3114\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}