{"id":31000,"date":"2017-02-23T13:31:35","date_gmt":"2017-02-23T13:31:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=31000"},"modified":"2017-02-23T13:50:00","modified_gmt":"2017-02-23T13:50:00","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-raiisalwasaarihii-ugu-dada-yaraa-waa-kuma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/23\/madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-raiisalwasaarihii-ugu-dada-yaraa-waa-kuma\/","title":{"rendered":"Akhri Taariikhda Nololeedka  Raisalwasaaraha cusub ee Dawlada Somaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ra&#8217;iisalwasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre.<br \/>\nXasan oo ah nin dhallin yaro ah ayaan horay ugu sii jirin saxada siyaasadda Soomaaliya.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa magacaabistan sameeyay maalin ka dib markii uu dhacay caleemasaarkiisu.<\/p>\n<p>Warkan ayaa si kooban loogu shaaciyay barta madaxtooyada ee Twitterka, waxaana sidoo kale daabacay Idaacadda dawladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>Xasan wuxuu ka shaqeyn jiray arrimaha gargaarka<br \/>\nXasan Cali Kheyre wuxuu 1968-dii ku dhashay magaalada Muqdisho. Wuxuu ka soo shaqeeyay arrimaha gargaarka.<br \/>\nWuxuu dugsiga hoose iyo dhexe ku qaatay magaalada Muqdisho. Wuxuuna jaamacad ka dhigtay dalka Norwey. Wuxuu bartay cilmiga siyaasadda iyo dhaqaalaha.<br \/>\nXasan Cali Kheyre ayaa ahaan jiray madixii hay&#8217;adda gargaarka ka shaqeyso ee NRC. Wuxuu u qaabilsanaan jiray Soomaliya iyo Yaman.<br \/>\nSidoo kale waa ganacsade wuxuuna agaasime ka yahay shirkadda shidaalka ee Som Oil and Gas, qeybteeda bariga Afrika.<br \/>\nWuxuu haystaa dhalashada Norwey, wuxuuna dhowaanahan ku noolaa dalka Britain.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ra&#8217;iisalwasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Xasan oo ah nin dhallin yaro ah ayaan horay ugu sii jirin saxada siyaasadda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa magacaabistan sameeyay maalin ka dib markii uu dhacay caleemasaarkiisu. Warkan ayaa si kooban loogu shaaciyay barta madaxtooyada ee Twitterka, waxaana sidoo kale daabacay Idaacadda dawladda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31004,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-31000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/raisalwasaaraha-cusub.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-840","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31000"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31017,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31000\/revisions\/31017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}