{"id":30941,"date":"2017-02-22T17:05:54","date_gmt":"2017-02-22T17:05:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=30941"},"modified":"2017-02-22T17:05:54","modified_gmt":"2017-02-22T17:05:54","slug":"guddoomiyaha-kulmiye-oo-hadhimo-sharafeed-ku-maamuusay-madaxweynihii-hore-ee-somaliland-md-daahir-rayaale-kaahin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/22\/guddoomiyaha-kulmiye-oo-hadhimo-sharafeed-ku-maamuusay-madaxweynihii-hore-ee-somaliland-md-daahir-rayaale-kaahin\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin"},"content":{"rendered":"<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"0\">\n<div>\n<div class=\"_rp_65\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_J4 ms-border-color-neutralLight ShowReferenceAttachmentsLinks ShowConsesusSchedulingLink\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_V4 _rp_U4\">\n<div>\n<div id=\"Item.MessagePartBody\" class=\"_rp_L4\">\n<div id=\"Item.MessageUniqueBody\" class=\"_rp_M4 ms-font-weight-regular ms-font-color-neutralDark rpHighlightAllClass rpHighlightBodyClass\" tabindex=\"0\">\n<div class=\"rps_57ba\">\n<div>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hargeysa:(Arabsiyonews)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murashaxa madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse\u00a0 Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed gurigiisa ugu sameeyey madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Xaaskiisa Marwo Huda Barkhad Aadan oo dhawaan safar dibadeed kasoo noqday.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasibadda hadhimo-sharafeedda ah ee uu guddoomiye Muuse Biixi Sameeyey, ayaa waxa iyaguna ka qayb-galay saraakiil sare oo xisbiga ah oo ay kamid ahaayeen Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, Afhayeenka xisbiga Md. Xasan Maxamed Cali(gaafaadhi), wasiirkii hore ee xukuumaddii madaxweyne Rayaale u qaabilsanaa wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi, tiro kamid ah golaha wasiirrada,xildhibaanno, hoggaanka garabka dhallinyarada ee xisbiga KULMIYE, qaar kamid ah la-taliyayaasha madaxweyne Siilaanyo iyo weliba xubno kale oo xisbiga iyo xukuumaddaba katirsan.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Guddoomiye Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale Kaahin ayaa qaddar wada-sheekaysi ah halkaas ku qaatay, waxana uu kulankaasi ahaa mid aan wax siyaasad ah ku lug lahayn, isla-markaana ay labada masuul si gaar ah isugu xaal waraysanayeen.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Waqti kooban ayey guddoomiyaha iyo madaxweynaha hore kulankooda ku qaateen, waxana ay intaas kadib si wada jir ah ula qadeeyeen xubnihii kale ee hadhimada lagu casuumay, iyada oo si furan halkaas loogu kaftamay, la iskuna xaal waraystay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Markii uu kulanku soo gebo geboobay waxa warbaahinta faahfaahin kooban<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u00a0siiyey afhayeenka xisbiga xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali(gaafaadhi), waxana uu caddeeyey inuu kulanku daarranaa hadhimo-sharafeed ka caaggan siyaasadda, \u201cguddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa qado maamuus ah gurigiisa ugu sameeyey madaxweynihii hore, waana qado guri lagu sameeyey oo aanay wax siyaasad ahi ku jirin, waana dad reer Somaliland ah oo siyaasiyiin ah oo isa soo bariidiyey, wax siyaasad ahina kuma jirto oo waa la iska sheekaysanayey.\u201d<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hadhimo-sharafeedda uu guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ku maamuusay madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Marwadiisa Marwo Huda Barkhad Aadan, ayaa noqonaysa tii ugu\u00a0 horraysay ee loo sameeyo, tan iyo intii ay dalka dib ugu soo laabteen horraantii bishan, waxana ay markhaati ka tahay sida uu guddoomiyuhu ixtiraamka ugu hayo madaxdii dalka soo xukuntay.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_pe_d _pe_12\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_Q4\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_f\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_qc_F ms-bg-color-white _qc_G\">\n<hr class=\"_qc_B\" \/>\n<div class=\"_qc_y ms-border-color-neutralLight _qc_z\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa:(Arabsiyonews)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murashaxa madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse\u00a0 Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed gurigiisa ugu sameeyey madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Xaaskiisa Marwo Huda Barkhad Aadan oo dhawaan safar dibadeed kasoo noqday. Munaasibadda hadhimo-sharafeedda ah ee uu guddoomiye Muuse Biixi Sameeyey, ayaa waxa iyaguna ka qayb-galay saraakiil sare oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30942,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-30941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/muuse-vs-daahir.jpg?fit=825%2C552&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-833","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30943,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30941\/revisions\/30943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}