{"id":3047,"date":"2015-01-01T12:37:18","date_gmt":"2015-01-01T12:37:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3047"},"modified":"2015-01-01T12:37:18","modified_gmt":"2015-01-01T12:37:18","slug":"ururka-saxaafada-puntland-oo-cambaareeyey-weerarkii-radio-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/01\/ururka-saxaafada-puntland-oo-cambaareeyey-weerarkii-radio-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Ururka Saxaafada Puntland oo Cambaareeyey weerarkii Radio Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Koobka-Wariyaasha28-348x280.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3048\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Koobka-Wariyaasha28-348x280-300x241.jpg?resize=300%2C241\" alt=\"???????????????????????\" width=\"300\" height=\"241\" \/><\/a>Gudoomiyaha Ururka warbaahinta Puntland Faysal Khaliif Barre oo xalay ka qayb galay munaasabadii lagu soo gunaanadayey koobka wariyaasha Puntland khudbad uu ka jeediyey ayuu ku cambaareeyey weerarkii Bambada lagu weeraray Radio Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Faysal wuxuu sheegay in ay ka xun \u00a0yihiin weerarka ay ku dhaawacmeen wariyaasha Radio Gaalkacyo ayna u rajaynayaan caafimaad waara.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>\u201cWeerarka Axmaqniada ee lagu qaaday Radio Gaalkacyo waan cambaareynaynaa waxaana dhibta la qayb sanaynaa shaqaalaha iyo maamulka idaacada soo gaaray\u201d ayuu yiri Faysal Isagoo sii raciyey in dowladda looga baahan yahay baaritaan xoogan oo lagu baaro fal dambiyeedkan.<\/p>\n<\/div>\n<p>Xalay waxaa weerar bam lagu weeraray idaacada Gaalkacyo waxaana dhaawac uu ka soo gaaray labo wariye oo hada dhaawacoodu yahay mid fudud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Ururka warbaahinta Puntland Faysal Khaliif Barre oo xalay ka qayb galay munaasabadii lagu soo gunaanadayey koobka wariyaasha Puntland khudbad uu ka jeediyey ayuu ku cambaareeyey weerarkii Bambada lagu weeraray Radio Gaalkacyo. Faysal wuxuu sheegay in ay ka xun \u00a0yihiin weerarka ay ku dhaawacmeen wariyaasha Radio Gaalkacyo ayna u rajaynayaan caafimaad waara. \u201cWeerarka Axmaqniada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3048,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-N9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3047"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3047\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}