{"id":3044,"date":"2015-01-01T12:34:42","date_gmt":"2015-01-01T12:34:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3044"},"modified":"2015-01-01T12:34:42","modified_gmt":"2015-01-01T12:34:42","slug":"maxakamadda-masar-ugu-saraysa-oo-amartay-in-dib-loo-maxakamadeeyo-wariyeyaasha-al-jazeera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/01\/maxakamadda-masar-ugu-saraysa-oo-amartay-in-dib-loo-maxakamadeeyo-wariyeyaasha-al-jazeera\/","title":{"rendered":"Maxakamadda Masar Ugu Saraysa Oo Amartay In Dib Loo Maxakamadeeyo Wariyeyaasha Al-jazeera"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/7bde5a4cd8b9e77771208bb220da534f_S.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3045\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/7bde5a4cd8b9e77771208bb220da534f_S.jpg?resize=200%2C112\" alt=\"7bde5a4cd8b9e77771208bb220da534f_S\" width=\"200\" height=\"112\" \/><\/a>Qaahira (AN) Maxakamadda ugu saraysa Dalka Masar ayaa fadhi kooban oo ay yeelatay ku aqbashay Ambiil dib loogu eegayo Xukunka Wariyeyaal u shaqaynayay AL-jazeera oo xidhan inka badan hal sanno.<\/p>\n<p>Maxakamadda ayaa amartay Saddexda Wariye ee kala ah Peter Greste,oo Australia u dhashay iyo \u00a0Mohamed Fahmy iyo Baher Mohamed oo Masar u dhashay in dib loo maxakamadeeyo.<\/p>\n<p>Wariyeyaashan ayaa lagu xukumay xabsi u dhexeeya 7 sanno ilaa 10 sanno ka dib markii lagu eedeeyay inay caawinayeen Ururka Ikhwaanul Muslimiinka Masar oo argagixiso ay u aqoonsatay Xukumadda Masar.<\/p>\n<p>Saddexda Wariye ayaa Xabsiga ku sii jiraya sida uu sheegay Mostafa Nagy oo ah Qareenka difaacaya, isagoo tilmaamay in sii dayntooda lagu go\u2019aamin doono marka dib loo maxakamadaynayo.<\/p>\n<p>Maxakamaddu may faahfaahin wakhtiga Wariyeyaashan dib loo Maxakamaddaynayo. Walaac badan oo dunida ah ayaa laga soo saaray xadhiga wariyeyaashan iyadoo aan Xukumadda Militariga ah ee Masar hore dhag ugu dhigin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira (AN) Maxakamadda ugu saraysa Dalka Masar ayaa fadhi kooban oo ay yeelatay ku aqbashay Ambiil dib loogu eegayo Xukunka Wariyeyaal u shaqaynayay AL-jazeera oo xidhan inka badan hal sanno. Maxakamadda ayaa amartay Saddexda Wariye ee kala ah Peter Greste,oo Australia u dhashay iyo \u00a0Mohamed Fahmy iyo Baher Mohamed oo Masar u dhashay in dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3045,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-N6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3044"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3044\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}