{"id":3041,"date":"2015-01-01T12:32:24","date_gmt":"2015-01-01T12:32:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3041"},"modified":"2015-01-01T12:32:24","modified_gmt":"2015-01-01T12:32:24","slug":"kal-fadhigii-labaad-ee-golaha-wakiilada-oo-kooram-laaan-u-baaqday-iyo-digniinta-guddoomiye-baashe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/01\/kal-fadhigii-labaad-ee-golaha-wakiilada-oo-kooram-laaan-u-baaqday-iyo-digniinta-guddoomiye-baashe\/","title":{"rendered":"Kal-fadhigii Labaad Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La\u2019aan U Baaqday Iyo Digniinta Guddoomiye Baashe"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/download-1-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3042\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/download-1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"download-1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan ka dib markii labadii maalmood ee u dambeeyay Goluhu u furmi waayay Kooramka oo buuxsami waayay.<\/h2>\n<h2>Baashe Maxamed Faarax waxa uu sheegay in ay soo noqnoqtay fadhiyada Golaha oo Kooram la\u2019aan u qabsoomi waaya \u201cwaxa loo baahan yahay in ay Xildhibaanadu Kasoo qayb Galaan Fadhiyada, waad Arkayseen Oo Laba Fadhi ayay Kooram La\u2019aani Dhacday Horena way iskaga Dhic-dhici Jirtay, Wakhti yar ayaa Golaha u hadhay Shuruuc Badanina Way Hadhsan yihiin\u201d ayuu yidhi<\/h2>\n<h2>Baashe Maxamed Faarax waxa uu sheegay inaan la aqbali doonin Mudane dambe oo inta uu Golaha yimaado marka uu saxeexo Buugga Xaadiriska iska baxa\u201cXildhibaanka Buugga Saxeexa iska baxa ee waxaanu u aqoonsan Doonaa Xildhibaan Maqan. Ninkasta cidii soo dooratay ayaa daba socota, doorashana way soo socotaa, Xildhibaanku Dadkiisa wixii uu kula Noqon Lahaa ayuu doonayaa,Waxaana ay ila tahay in Xildhibaan kasta ku Mash-quulsan yahay sidii uu Gobolka uu kasoo jeedo wax badan ugu Qaban Lahaa\u201dAyuu yidhi Baashe.<\/h2>\n<h2>Gudoomiye Baashe waxa uu sheegay in ay Xeer hoosaadka golaha lala tiigsan doono Mudanaha iska maqnaada.<\/h2>\n<h2>Dhanka kale Qoraal lagu baafinayo Mudaneyaal aan fadhiyada soo xaadirin ayaa u dhignaa sidan oo ka soo Baxay Xog-hayaha Golaha Wakiilada.<\/h2>\n<h2>Ujeedo :- Baafin Mudanayaal<\/h2>\n<h2>1.C\/casiis Ismaaciil Ducaale<\/h2>\n<h2>2.C\/laahi Axmed Yuusuf ( Madar)<\/h2>\n<h2>3.C\/qaadir Askar Xasan<\/h2>\n<h2>4.Xaashi Xuseen Caabi<\/h2>\n<h2>5.Xuseen Ismaaciil Yuusuf<\/h2>\n<h2>6.Khadar Aadan Xusen(ambasadoor)<\/h2>\n<h2>7.Mahdi Xuseen Cadare<\/h2>\n<h2>8.Maxamed jaamac Cabdi<\/h2>\n<h2>9.Muuse Maxamed Ismaaciil (hoos-u- jeed)<\/h2>\n<h2>10.Siciid Cilmi Rooble<\/h2>\n<h2>11.Siciid Maxamed Cilmi<\/h2>\n<h2>12.Maxamed Saalax Cige<\/h2>\n<h2>13.Axmed Ducaale Bulaale<\/h2>\n<h2>14.C\/qaadir Jibriil Tukaale<\/h2>\n<h2>15.Maxamed Baaruud Shide<\/h2>\n<h2>16.Cabdilaahi Xuseen Cige<\/h2>\n<h2>17.Axmed yasiin Sh. Cali Ayaanle<\/h2>\n<h2>18.Maxamed Barkhad Miigane<\/h2>\n<h2>19.Aadan Muxumed Hoori (mataan)<\/h2>\n<h2>20.Ibraahim Maxamed Xuseen<\/h2>\n<h2>21.Abdirahman Maxamed Jaamac (loyer)<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan ka dib markii labadii maalmood ee u dambeeyay Goluhu u furmi waayay Kooramka oo buuxsami waayay. Baashe Maxamed Faarax waxa uu sheegay in ay soo noqnoqtay fadhiyada Golaha oo Kooram la\u2019aan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-N3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3041"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3041\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}