{"id":30318,"date":"2017-02-05T09:38:36","date_gmt":"2017-02-05T09:38:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=30318"},"modified":"2017-02-05T09:38:36","modified_gmt":"2017-02-05T09:38:36","slug":"deg-deg-ciidamo-la-wareegay-gacan-ku-heynta-garoonka-diyaaraduhu-ka-haadan-ee-ismaaciil-mire-iyo-sababta-keentay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/05\/deg-deg-ciidamo-la-wareegay-gacan-ku-heynta-garoonka-diyaaraduhu-ka-haadan-ee-ismaaciil-mire-iyo-sababta-keentay\/","title":{"rendered":"Deg Deg CIIDAMO LA WAREEGAY GACAN KU HEYNTA GAROONKA DIYAARADUHU KA HAADAN EE ISMAACIIL MIRE IYO SABABTA KEENTAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Lascaanood {A}&#8211;War hada na soo gaadhay ayaa sheegay in ciidano tira badani ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaaraduhu ay ka haadan ee <strong>Ismaaciil Mire<\/strong> .<\/p>\n<p>Waxaanay ciidankan la wareegay gacan ku heynta garoonka<strong> Ismaaciil Mire<\/strong> ay diidan yihiin inay garoonka ka dhoofaan wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha khaatumo Professer Cali Khaliif Galeydh.oo u anbabaxay dalka Jabuuti halkaasi oo ay dib uga furmayaan wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Khaatumo.<\/p>\n<div id=\"attachment_36711\" class=\"wp-caption aligncenter\">\n<p class=\"wp-caption-text\"><strong>Garoonka Diyaaraduhu Ka Haadaan Ee Ismaaciil Mire Oo Ay Gacan Ku Heyntiisa La Wareegeen Ciidamo<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaanay ciidamanadan la wareegay garoonka diyaaradaha ee<strong> Ismaaciil Mire<\/strong> ay sheegeen inanay ogoleyn wax diyaarada oo garoonka kana kacdan kana soo degta, iyada oo leys dhaafsaday rasaas tiro badan ma jiro ilaa hada wax khasaare ah oo ka dhashay<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wixii warara ee ka oo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lascaanood {A}&#8211;War hada na soo gaadhay ayaa sheegay in ciidano tira badani ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaaraduhu ay ka haadan ee Ismaaciil Mire . Waxaanay ciidankan la wareegay gacan ku heynta garoonka Ismaaciil Mire ay diidan yihiin inay garoonka ka dhoofaan wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha khaatumo Professer Cali Khaliif Galeydh.oo u anbabaxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-30318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7T0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30319,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30318\/revisions\/30319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}