{"id":30309,"date":"2017-02-04T18:52:02","date_gmt":"2017-02-04T18:52:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=30309"},"modified":"2017-02-04T18:52:02","modified_gmt":"2017-02-04T18:52:02","slug":"raaxo-cumar-waa-xaaskayga-lafteeda-wq-ahmed-abdurahman-ahmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/04\/raaxo-cumar-waa-xaaskayga-lafteeda-wq-ahmed-abdurahman-ahmed\/","title":{"rendered":"RAAXO CUMAR WAA XAASKAYGA LAFTEEDA W\/Q Ahmed Abdurahman Ahmed"},"content":{"rendered":"<p>Waa maalin khamiis ah shaqadana waxaad moodaa inay kabadan tahay intii uu qaban jiray mustafe shantii casho ee ka horeeyay wuxuu ushaqaynayaa si aan caadi ahayn kursiga uu kufadhiisto oo ah mid kasamaysan looxaan la isku rakibay oo aan raaxaba lahayn intuu kufadhiyaaba way yartahay sababtoo ah mustafe wuxuu iibiyaa geedka QAADKA. Qofkii arkay baa arkaye maalinta khamiista magaalada hargeysa qaadka waxaa looga iibsadaa si aan caadi ahayn wadooyinka qaar ayaa xidhma oo baabuurtu istaagtaa markuu qaadku soo dhaco saacadaha kulul ee duhurka qaadka ugu caansan ee uu iibiyo mustafe waa qaadka looyaqaano AABAA YAABAY kaas oo ay iibsadaan dadka jeebkoodu meel dhexadka yahay oo qiimihuusuna yahay $2.<\/p>\n<p>Mustafe waa wiil xaasle oo caruur leh telefoonkiisa qofka kaliya ee soo garaacaa waa gabadha uu qabo iyo dhawr qof oo ehelkiisa kamida ama dadka ay danwadaagta yihiin ee shaqadu kadhaxayo, intii uu xaaska yeeshay oo kudhow mudo sadex sano ah mustafe FARIIN aan ka ahayn ka shirkadu xayaysiiska udirto muu arag loomana soo dirin. Siduu shaqada ugu jiray ayaa waxaa markaliya kusoo dhacay FARIIN aad loo qorxiyay oo ereryo macaan oo jacayl ah ay kabuuxaan kana yimi ruux dumara hase yeeshee aanu isagu garanayn . inastoo uu woxoogaa kuyara mashquulay hadana wuu iska dhigay oo shaqadiisa ayuu iska sii watay.<\/p>\n<p>Kolaygii markuu kadhacay ee saxmadii dadku kayaraatay ayuu marlabaad akhriyay FARIIN tii waxaanu aad uga helay ereyada kuqoran intaa kadib markiiba wuxuu bilaabay inuu ku baadho zaadka si uu ugarto qofka soo diray inuu dumar yahay iyo inuu nin raga yahay wuxuu arkay in FARIINTU ka timi qof dumara oo layidhaa RAAXO CUMAR, kaba sii darane magaca gabadha ayuu aad ula dhaygagay, mirqaankiina wuu tusay isna FARIIN kale ayuu ugu jawaabay oo aad uqorxoon waa halkay balaayaduba karaacday wiilka.<\/p>\n<p>Mustafe wuxuu ahaa nin aan inta badan ilaalin tell kiisa gacanta markuu gurigiisa tago miiska dushiisa<\/p>\n<p>*Ahmed Abdurahman Ahmed<br \/>\nPublic health Officer<br \/>\nHargeysa Somalilnad<br \/>\naddress 0634406264<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa maalin khamiis ah shaqadana waxaad moodaa inay kabadan tahay intii uu qaban jiray mustafe shantii casho ee ka horeeyay wuxuu ushaqaynayaa si aan caadi ahayn kursiga uu kufadhiisto oo ah mid kasamaysan looxaan la isku rakibay oo aan raaxaba lahayn intuu kufadhiyaaba way yartahay sababtoo ah mustafe wuxuu iibiyaa geedka QAADKA. Qofkii arkay baa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-30309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/axmed.jpg?fit=766%2C637&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7SR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30312,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30309\/revisions\/30312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}