{"id":3003,"date":"2014-12-31T16:29:33","date_gmt":"2014-12-31T16:29:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3003"},"modified":"2014-12-31T16:29:33","modified_gmt":"2014-12-31T16:29:33","slug":"daawo-daahfurka-buug-ka-hadlaya-taariikhda-suugaanta-iyo-sland-oo-lagu-soo-bandhigay-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/31\/daawo-daahfurka-buug-ka-hadlaya-taariikhda-suugaanta-iyo-sland-oo-lagu-soo-bandhigay-hargaysa\/","title":{"rendered":"Daawo Daahfurka Buug ka hadlaya Taariikhda Suugaanta iyo S\/land oo lagu soo bandhigay Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Munaasibad lagu daahfurayey buug cusub oo kahadlaya taariikhda sugaanta iyo S\/land ,buugaas oo lamagac baxay WAAYO-SHEEG ayaa lagu qabtay hotel Empirel ee hargaysa waxaana buugaas qoray Qoraa Muuse Carab Obsiiye oo kamid ah qoraayada mawhibada uleh qoraalka iyo gudbinta taariikhaha iyo sugaanta isagoo qoraagan buuga cusub ee Waayo-sheeg aanu ahayn kii ugu horeeyey ee uu qora ,horena waxa ugu qoray buugaag dhawr ah oo uu kamid ahaa gabyaagi C\/laahi Suldaan Timacade allaha unaxariistee<!--more--><\/p>\n<p>Xafladan lagu daah furayey buuga cusub ee WAAYO-SHEEG ayaa waxaa ka soo qayb galay abwaano ,dhalin yaro dadka ku abtirsada qalinlayda iyo martisharaf kale oo aad utiro badan waxaana ugu horayn munaasibadaas daahfurka ah kahadlay qoraaga buuga Muuse Carab Obsiiye waxaanu ka waramay ujeedooyinka uu qoray buugan iyo qaybaha uu ka koobanyahay buuga Waayo-sheeg \u00a0iyo muhiimada uleeyahay bulshada waxaanu yidhi Qoraa Muuse Carab Obsiiye<\/p>\n<p>&#8220;Aniga waxaa igu kalifay buugan kahadlaya taariida sugaanta iyo S\/land badanaa waxaad arkaysaa iyado taariikh laga hadlayo marar badan ana waxaan ku fikiray taariikhdan in looga faaideeyo da&#8217;yarta si ay uga faaidaystaan waxna uga ogaadan taariikhda S\/land iyo sugaanta, Buugu waxa uu ka kooban afar qaybood oo ah waayihii Somaliland soomartay,hadii ay tahay waayihii gumaysiga iyo wixii kahoreeyey nolasha somalidu siday ahayd &#8221;<\/p>\n<p>waxaanu qoraa Muuse Carabs Obsiiyo ku dheeraday taariikhdii gumstaha Somaalida isagoo xusay in aanay jirin tixraac ama luuqad qoran \u00a0waxaanu yidhi &#8221; runtii dib hadaynu eegno taariikhda gumaystaha Somalida markaan baadhay maynaan lahayn luuqad qoran afsomaaliga ah laakin waxaad ka dheehan kartaa oo ay ku duugan tahay Sugaanta Somaalida ,qofka jecel taariikhdas in aad dib ubaadho waxaad ka helaysa Sugaanteen markaa buugan Waayo-sheeg oo waayo ubaryey S\/land&#8221;<\/p>\n<p>waxaanu qoraaga buugani mahadnaq balaadhan usoo jeediyey shirkada daabacdaada Sagaljet oo dabacday buugan cusub ee Waayo-sheeg iyo dhalin yarta Hiil qalin<\/p>\n<p>waxa kale oo kahadlay Qoraa Cali Coomay waxaanu umahadnay qoraaga madashan ku soo bandhigay Buugan Cusub isagoo tilmaamay buugani mid ahmiyad uleh da&#8217;yarta S\/land<\/p>\n<p>Waxa isaganu madashaas lagu daah furayey Buuga cusub ee Waayo-sheeg \u00a0kahadlay Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo C\/laahi Cabdi Faarax oo kamid ahaa marti sharafti lagu soo casuumay daahfurka buugan kana mid ah hal-abuurada alifa gabayda iyo sugaanta waxaanu umahadnaqay Qoraa Muuse Carab Obsiiye doorka iyo kaalinta muuqata ee iskugu taxluujiyey in uu wax ka qoro taariikhda S\/land isagoo xusay C\/laahi Cabdi Faarax \u00a0in buugan Waayo-sheeg uu bulshada ku dhaqan S\/land uu faaido badan uleeyahay<\/p>\n<p>Buugan Waayo-sheeg ayaa wajigii \u00a0kowaad hada soogalay suuqyada Hargaysa \u00a0iyadoo maalmaha socda ah sitoos ah usoowada galidoono buugani guud ahaan S\/land<\/p>\n<p>Halkan kadaawo Xafladii Daahfurka Buuga Waayo-sheeg<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/ATmBfAjfoeQ?feature=player_detailpage\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10893703_386595654834902_295374665_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3007\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10893703_386595654834902_295374665_n.jpg?resize=696%2C391\" alt=\"10893703_386595654834902_295374665_n\" width=\"696\" height=\"391\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Munaasibad lagu daahfurayey buug cusub oo kahadlaya taariikhda sugaanta iyo S\/land ,buugaas oo lamagac baxay WAAYO-SHEEG ayaa lagu qabtay hotel Empirel ee hargaysa waxaana buugaas qoray Qoraa Muuse Carab Obsiiye oo kamid ah qoraayada mawhibada uleh qoraalka iyo gudbinta taariikhaha iyo sugaanta isagoo qoraagan buuga cusub ee Waayo-sheeg aanu ahayn kii ugu horeeyey ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Mr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3003"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3003\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}