{"id":29983,"date":"2017-01-29T04:56:51","date_gmt":"2017-01-29T04:56:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29983"},"modified":"2017-01-29T04:56:51","modified_gmt":"2017-01-29T04:56:51","slug":"maxkamad-si-ku-meel-gaar-ah-u-joojisay-musaafurinta-dadka-fiisaha-ku-gala-us","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/29\/maxkamad-si-ku-meel-gaar-ah-u-joojisay-musaafurinta-dadka-fiisaha-ku-gala-us\/","title":{"rendered":"Maxkamad si ku meel gaar ah u joojisay musaafurinta dadka fiisaha ku gala US"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">New York {AN}&#8211;Maxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed ee ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka ah uu Trump u saaray qaar ka mid ah muslimiinta ka safraya todobo dal oo Muslimiinta ku badan yihiin<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyayaha maxkamadda ayaa amray in dadka lagu xirxiray eelaboorada inaan la musaafurin karin.<\/p>\n<p>Dadkaas ayaa la qabtay ka dib markuu dhaqan galay dikreetadii uu Trump saxiixay.<\/p>\n<p>Dhanka, Madaxweyne Trump ayaa difaacay go&#8217;aankiisa uu sida ku meelgaarka ah Mareykanka uga mamnuucay dadka ka safraya todobo dal oo Muslimiinta ku badan yihiin.<\/p>\n<p>Sida Caalamka uu uga jawaabay go&#8217;aanka Trump<\/p>\n<p>Amarka Trump ee qaxootiga siduu u saameyn doonaa Soomaalida?<\/p>\n<p>Trump oo amar kasoo saaray qaxootiga<\/p>\n<p>Donald Trump wuxuu saxafiyiinta u sheegay in shuruucda cusub si wanaagsan looga shaqeeyay.<\/p>\n<p>Wuxuu diiday inuu Muslimiinta xayiraadan uu saaray.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\"><\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">&#8220;Maya nacayb, maya cabsi, qaxootiga halkan waalagu soo dhoweynayaan&#8221; ayey ku dhawaaqayaan dibad baxayaasha.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dadka diidan ayaa sharciga la tiigsaday si looga noqdo go&#8217;aanka.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha ee John F Kennedy ee New York, halkaas oo lagu xiray dad masaafuriin ah, ayaa dibad baxayaal ay tageen.<\/p>\n<p>Waxay ku dhawaaqayeen &#8220;u ogolow inay soo galaan.&#8221;<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah shirkadaha diyaaradaha ayaa u diiday rakaabka qaar inay ka qaadaan garoomada caalamka kale.<\/p>\n<p>Dadka xayiraadda la saaray waxaa ka mid ah kuwa haysta karaka loo yaqaano &#8211; Green Card &#8211; ee la siiyay deganaanshaha joogtada ah ee Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York {AN}&#8211;Maxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed ee ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka ah uu Trump u saaray qaar ka mid ah muslimiinta ka safraya todobo dal oo Muslimiinta ku badan yihiin Xeer ilaaliyayaha maxkamadda ayaa amray in dadka lagu xirxiray eelaboorada inaan la musaafurin karin. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/maxkamd.jpg?fit=660%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7NB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29985,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983\/revisions\/29985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}