{"id":2989,"date":"2014-12-31T14:04:23","date_gmt":"2014-12-31T14:04:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2989"},"modified":"2014-12-31T14:04:23","modified_gmt":"2014-12-31T14:04:23","slug":"xildhibaanka-buugga-saxeexa-ee-iska-baxa-waxaanu-u-aqoonsan-doonaa-xildhibaan-maqan-baashe-maxamed-faaraxmagacyada-21-mudane-oo-la-baafinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/31\/xildhibaanka-buugga-saxeexa-ee-iska-baxa-waxaanu-u-aqoonsan-doonaa-xildhibaan-maqan-baashe-maxamed-faaraxmagacyada-21-mudane-oo-la-baafinayo\/","title":{"rendered":"Xildhibaanka Buugga Saxeexa Ee Iska Baxa Waxaanu U Aqoonsan Doonaa Xildhibaan Maqan.\u201d Baashe Maxamed Faarax+Magacyada 21 Mudane Oo La Baafinayo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/7a5015e44adc4c9c821254cfdc03d0c6_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2990\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/7a5015e44adc4c9c821254cfdc03d0c6_L-300x135.jpg?resize=300%2C135\" alt=\"7a5015e44adc4c9c821254cfdc03d0c6_L\" width=\"300\" height=\"135\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa (AN) Gudoomiye ku xigeenka Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan ka dib markii labadii maalmood ee u dambeeyay Goluhu u furmi waayay Kooramka oo buuxsami waayay.<\/p>\n<p>Baashe Maxamed faarax waxa uu sheegay inay soo noqnoqtay fadhiyada Golaha oo Kooram la\u2019aan u qabsoomi waaya \u201c\u201cwaxa loo baahan yahay in ay Xildhibaanadu Kasoo qayb Galaan Fadhiyada. waad Arkayseen Oo Laba Fadhi ayay Kooram La\u2019aani Dhacday Horena way iskaga Dhic-dhici Jirtay\u201d ayuu yidhi Gudoomiyuhu<\/p>\n<p>Gudoomiye xigeenku waxa uu sheegay inay Mudaneyaasha ka wada hadleen sidii \u00a0Golaha si joogto ah loogu iman lahaa \u201cWakhti yar ayaa Golaha u hadhay Shuruuc Badanina Way Hadhsan yihiin\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Baashe Maxamed Faarax waxa uu sheegay inaan la aqbali doonin Mudane dammbe oo inta uu Golaha yimaado marka uu saxeexo Buugga Xaadiriska iska baxa \u00a0\u201cXildhibaanka Buugga Saxeexa \u00a0iska baxa ee waxaanu u aqoonsan Doonaa Xildhibaan Maqan.Ninkasta cidii soo dooratay ayaa daba socota, doorashana way soo socotaa, Xildhibaanku Dadkiisa wixii uu kula Noqon Lahaa ayuu doonayaa,Waxaana ay ila tahay in Xildhibaan kasta ku Mash-quulsan yahay sidii uu Gobolka uu kasoo jeedo wax badan ugu Qaban Lahaa\u201d<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay oo Gudoomiye Cirro Safar ugu maqnaa Jabuuti, islamarkaana fadhiyada uu gudoominayay Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaanay Mudaneyaashu soo xaadirin islamarkaana ay baaqdeen hawlihii fadhiyadaasi la qaban lahaa. Waxaanu Gudoomiye Baashe Carrabka ku adkeeyay in Xeer hoosaadka golaha lala tiigsan doono Mudanaha iska maqnaada.<\/p>\n<p><strong>Dhanka kale Qoraal lagu baafinayo Mudaneyaal aan fadhiyada soo xaadirin ayaa u dhignaa sidan<\/strong><\/p>\n<p align=\"center\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">Ujeedo :- Baafin Mudanayaal<\/span><\/strong><\/p>\n<p>Waxaan idinku wargalinaynaa inaad noo baafisaan mudanayaashan magacyadoodu hoos ku qoran yihin<\/p>\n<p>Oo ka maqnaa fadhigii maanta sabab la\u2019aan.<\/p>\n<p>1.C\/casiis\u00a0 Ismaaciil Ducaale<\/p>\n<p>2.C\/laahi Axmed Yuusuf ( Madar)<\/p>\n<p>3.C\/qaadir Askar Xasan<\/p>\n<p>4.Xaashi Xuseen Caabi<\/p>\n<p>5.Xuseen Ismaaciil Yuusuf<\/p>\n<p>6.Khadar Aadan Xusen(ambasadoor)<\/p>\n<p>7.Mahdi Xuseen\u00a0 Cadare<\/p>\n<p>8.Maxamed\u00a0 jaamac Cabdi<\/p>\n<p>9.Muuse Maxamed Ismaaciil (hoos-u- jeed)<\/p>\n<p>10.Siciid Cilmi Rooble<\/p>\n<p>11.Siciid\u00a0 Maxamed\u00a0 Cilmi<\/p>\n<p>12.Maxamed Saalax Cige<\/p>\n<p>13.Axmed Ducaale Bulaale<\/p>\n<p>14.C\/qaadir Jibriil Tukaale<\/p>\n<p>15.Maxamed Baaruud Shide<\/p>\n<p>16.Cabdilaahi Xuseen Cige<\/p>\n<p>17.Axmed yasiin Sh. Cali Ayaanle<\/p>\n<p>18.Maxamed Barkhad Miigane<\/p>\n<p>19.Aadan Muxumed Hoori (mataan)<\/p>\n<p>20.Ibraahim Maxamed Xuseen<\/p>\n<p>21.Abdirahman Maxamed Jaamac (loyer)<\/p>\n<p align=\"center\"><span style=\"text-decoration: underline;\">ALLAH\u00a0 MAHADLEH<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/risaaq Siciid Ayaanle<\/p>\n<p><span style=\"text-decoration: underline;\">Xog.Guud ee G\/Wakiilada<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Gudoomiye ku xigeenka Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan ka dib markii labadii maalmood ee u dambeeyay Goluhu u furmi waayay Kooramka oo buuxsami waayay. Baashe Maxamed faarax waxa uu sheegay inay soo noqnoqtay fadhiyada Golaha oo Kooram la\u2019aan u qabsoomi waaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2990,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Md","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2989"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2989\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}