{"id":2983,"date":"2014-12-31T13:54:45","date_gmt":"2014-12-31T13:54:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2983"},"modified":"2014-12-31T13:54:45","modified_gmt":"2014-12-31T13:54:45","slug":"nuxurka-wareegto-xambaarsan-fulinta-amaro-hore-oo-hirgali-waayay-iyo-kuwo-horleh-oo-wasiir-warancadde-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/31\/nuxurka-wareegto-xambaarsan-fulinta-amaro-hore-oo-hirgali-waayay-iyo-kuwo-horleh-oo-wasiir-warancadde-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Nuxurka Wareegto Xambaarsan Fulinta Amaro Hore Oo Hirgali Waayay iyo Kuwo Horleh Oo Wasiir Warancadde Soo Saaray"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/2d9ae1799f7cf63c4ae3a5e7341212fb_M1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2984\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/2d9ae1799f7cf63c4ae3a5e7341212fb_M1-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"2d9ae1799f7cf63c4ae3a5e7341212fb_M\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa (AN) Wasiirka Arrimaha\u00a0 gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa amray in la hirgaliyo amaro uu hore u soo saaray islamarkaana soo saaray amar horleh oo ku saabsan Cidhiidhiga wadooyinka Hargeysa.<\/p>\n<p>Ugu horayn waxa uu iftiimiyay Qorshihiisa 2015-ka\u201cHadii aanu nahay wasaaradda Arrimaha gudaha\u00a0 iyo Ha\u2019yadaha hoos yimaada ee ay ugu horeyaan dawladaha hoose ee gobalada iyo degmooyinka dalka,waxaan doonayaa in aan halkan maanta uga jeediyo in\u00a0 sanadka cusub 2015 \u00a0ee inoo bilaamaya aanu xooga saarno laba arimood oo kala ah bilicda iyo quruxinta magaalooyinka dalka.\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Warancadde, waxa uu Amray Dawladdaha hoose inay hirgaliyaan amar hore uu u soo saaray oo aan sidiisii u hirgalin \u201c waxaan ku amrayaa dhamaan dawladaha hoose ee dalka in la fuliyo hawshii hore ee aheyd in qof waliba gurigiisa hortiisa uu dhigo mar-markii, isla markaana ay nadiifiyaan\u00a0 oo Nin waliba uu xaadho gurigiisa hortiisa sidoo kalena dawlada hoose ay yiyaguna dhinacooda xaadhaan\u00a0 si ay magaaladeenu u noqoto mid nadaafadeedu aad u sareyso\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu soo saaray amar cusub oo ku aadan Waddooyinka Hargeysa oo Cidhiidhiga Baabuurtu saamayn xooggan ku yeeshay, isagoo tilmaamay in laba wado look ala jabin doono Baabuurta \u201cMagaaladan Hargeysa waxaa ku soo batay gaadiidka. wax-yaabo badan ayaa noqday mid adag isla markaana kaliftay in aan leysku socon karin\u00a0 oo qofkii shaqo ku deg degaayey ama caruurtii schoolda la geenayey ay dhibaato badan kala kulmeen\u00a0 sidaas tarteed waxaanu amar ku bixineynaa\u00a0 in labada wado ee ay mid tahay ta hor marta madaxtooyada ee labada dhinac ba loo socdo in dhinac uun loo socon doono oo dhinca qorax u dhaca ay baabuurtu u socon doonan waxii\u00a0 todobaadkan ka danbeeya\u00a0\u00a0 dawlada hoose iyo ciidamada wadooyinku ay ka gudan doonan wajibaadkooda\u201d ayuu yidhi Wasiirku<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirku waxa uu sharaxay wadada ay marayaan gaadiidka dhinaca Bariga u soconaya \u201cBaabuurta u socota dhinac magaalada ama qorax ka soo baxa waxaa ay mari doonan oo ay isticmaali doonan wadada \u00a0xaga\u00a0 danbe ka marta cisbitaalka weyn ee magaalada hargaysa\u00a0 labaadsi wadana waxaa ay ku kulmi doonana laba meelood\u00a0 oo ah hotel guuled oo dhinca galbeed ah iyo kaalinta ina galan oo dhinca bari ah\u00a0 markaasi labadaasi wado waxaa ay noqon doonan in wado waliba ay midna qorax u dhaca u socta midna qorax ka soo baxa u socota\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Cali Warancadde ayaa bishii August ee sanadkii 2013-ka soo saaray Digreeto lagu amrayay in Meherad kasta oo ganacsi kuna soo jeeda Laamigu horteeda Mar-mar dhigto, laba geedna ku beerto,islamarkaana Haan Qashin dhigto horteeda,iyadoo sidoo kalena Dawladda hoose la farray inay nidaamiso Biraha Laydhka meelkastana dhigto Haamaha Qashinka, hase ahaatee badiba arimahaasi may noqon kuwo hirgalay, tiro yar oo ganacsato ah ayaa hirgalisay dhigista Mar-marka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaan hirgalin qorsheyaasha Wasiirka ee ku aadanaa in Xadhka isgaadhsiinta iyo Laydhka la mariyo dhulka hoostiisa islamarkaana uu mudo u qabtay in Biraha Laydhka iyo Xadhkaha dusha mara lagu cidhibitiro. Waxa kale oo aan noqon mid hirgasha qorshe ahaa in magaalada Dhir lagu beero.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Wasiirka Arrimaha\u00a0 gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa amray in la hirgaliyo amaro uu hore u soo saaray islamarkaana soo saaray amar horleh oo ku saabsan Cidhiidhiga wadooyinka Hargeysa. Ugu horayn waxa uu iftiimiyay Qorshihiisa 2015-ka\u201cHadii aanu nahay wasaaradda Arrimaha gudaha\u00a0 iyo Ha\u2019yadaha hoos yimaada ee ay ugu horeyaan dawladaha hoose ee gobalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2984,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-M7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2983"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2983\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}