{"id":2972,"date":"2014-12-31T13:42:17","date_gmt":"2014-12-31T13:42:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2972"},"modified":"2014-12-31T13:42:17","modified_gmt":"2014-12-31T13:42:17","slug":"waxaad-arkaysa-qaar-casuumad-sameeyay-oo-musharixiin-ah-oo-hadana-ku-dhawaaqaya-madaxweynaha-murashax-ah-wasiir-cukuse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/31\/waxaad-arkaysa-qaar-casuumad-sameeyay-oo-musharixiin-ah-oo-hadana-ku-dhawaaqaya-madaxweynaha-murashax-ah-wasiir-cukuse\/","title":{"rendered":"Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah.\u201d Wasiir Cukuse"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Wasiir-Cukuse-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2973\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Wasiir-Cukuse-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"Wasiir-Cukuse-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Hargaysa\u00a0(AN) Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.<\/h2>\n<h2>Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden, waxaanuu yidhi; \u201cKulmiye wuxuu noqday xisbi cudud wayn, markuu miisaanku kugu batana, waxaa laga yaabaa in aad adigu is jebisid.Laakiin waxaad arkaysaan qaar kale oo casuumad sameeyay oo musharixiin ah iyo qaar kale oo casuumad sameeyay oo musharixiin ah, labaduba waxay ku dhawaaqayaan inuu Madaxweynuhu musharax yahay, oo haddaa maxaad idinku casuumayseen?, casuumadahaa ayaa qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.\u201d Wasiir Cakuse wuxuu intaa sii raaciyay oo uu yidhi; \u201cXisbigu hoggaamiye ayuu leeyahay oo waa Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), murashax xisbiga Kulmiye waa Madaxweyne Siilaanyo, Gudoomiyaha Xisbigu waa Muuse Biixi Cabdi, Cabdicasiis Maxamed Samaale waa wasiirka Maaliyada, Maxamed Biixi Yoonis waa wasiirka Arrimaha Dibadda. Haddaba casuumadaha yaryar ayaa qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.\u201d<\/h2>\n<h2>\u00a0Hadalkan wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli loolan adagi u dhaxeeyo masuuliyiinta uga sarreeya xisbiga KULMIYE<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa\u00a0(AN) Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden, waxaanuu yidhi; \u201cKulmiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2973,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-LW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2972"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2972\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}