{"id":29696,"date":"2017-01-24T09:39:41","date_gmt":"2017-01-24T09:39:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29696"},"modified":"2017-01-24T09:40:41","modified_gmt":"2017-01-24T09:40:41","slug":"boqor-buur-madow-oo-sheegay-in-heshiishku-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/24\/boqor-buur-madow-oo-sheegay-in-heshiishku-ahaa\/","title":{"rendered":"BOQOR BUUR MADOW OO SHEEGAY IN HESHIISHKU AHAA &#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Boqor Cismaan Maxamuud Buur-Madow Oo Ka Tirsan Salaadiinta Somaliland Ayaa Ka Dhawaajayay In Muddada Xukumadda Siilaanyo Loo Kordhinayaa Ay Tahay Muddo Ka Badan In Imika Lagu Heshiiska Yahay Oo Ah Lix-Bilood.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-36457 aligncenter\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/buur-madow.jpg?resize=480%2C360\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/buur-madow.jpg?w=480 480w, https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/buur-madow.jpg?resize=300%2C225 300w, https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/buur-madow.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"360\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Hadalkan Ka Soo Yeedhay Buur-Madow Ayaa Ku Soo Beegmay Xili Uu Shalayto Dalka Ku Soo Noqday Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan;<\/p>\n<p>Buur-Madow Ayaa Waxaa Hadalkiisa Inta Badan Ka Muuqday In La Kordhinayo Mudada Doorashadda In Ka Badan Hal Sanno<\/p>\n<p>Buur-Madow Ayaa Wuxuu Boqor U Yahay Beesha Barriga Burco Oo Madaxwayne Siilaanyona Ka Mid Yahay.<\/p>\n<p>Hadalkan Ayaa U Muuqda Mid Ay Isla Og-Yihiin Siilaanyo Iyo Beeshiisu Muddada Loo Kordhinayo Xukumadda Wakhtigeedii Dhamaadka Tahay.<\/p>\n<p>Lama Garanayo Waxaa Buur-Madow Ku Falikay In Uu Ka Hadlo Arrimaha Muranka Adagi Ka Taagan Yahay Ee Doorashadda.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Haddii Sidda Uu Sheegay Buur-Madow La Kordhiyo Sanad Iyo In Ka Badan Waxaa Rumoobaya Weedha Ah In Talo Reer Lagu Kordhiyay Muddo Xileedka Siilaanyo.<\/p>\n<p>Geesta Kale Lama Hubo In Madaxtooyaddu Ka Dambayso In Uu Ka Hadlo Doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Maxamuud Buur-Madow Oo Ka Tirsan Salaadiinta Somaliland Ayaa Ka Dhawaajayay In Muddada Xukumadda Siilaanyo Loo Kordhinayaa Ay Tahay Muddo Ka Badan In Imika Lagu Heshiiska Yahay Oo Ah Lix-Bilood. Hadalkan Ka Soo Yeedhay Buur-Madow Ayaa Ku Soo Beegmay Xili Uu Shalayto Dalka Ku Soo Noqday Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan; Buur-Madow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Boqor-Buurmadow.jpg?fit=960%2C617&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7IY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29696"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29698,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29696\/revisions\/29698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}