{"id":2964,"date":"2014-12-31T11:33:30","date_gmt":"2014-12-31T11:33:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2964"},"modified":"2014-12-31T11:33:30","modified_gmt":"2014-12-31T11:33:30","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/31\/madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib safar uu kutagay Dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu booqasho rasmi ah ku tegey dalka Masar.<!--more--><\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo mas\u2019uuliyiin kale waxaa gegida dayaaradaha ee Adan-Cadde ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari, Wasiirro, mudanayaal Baarlamaanka, Taliyayaasha ciidanka iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, intii uu joogay dalka Masar wuxuu wadahadal la yeeshay dhiggiisa dalka Masar, Abdifattah al-Siis oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada Dowladood gaar ahaan xagga dhaqaalaha, waxbarashada, beeraha, tababarka ciidammada, iyo in Masar ay hormuud u noqoto dadaalka Jaamacadda Carabta ee dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha waxay wadahadal yeesheen Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta iyo Imaamka Azhar.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu booqasho rasmi ah ku tegey dalka Masar.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2965,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-LO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2964"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2964\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}