{"id":29596,"date":"2017-01-22T08:00:02","date_gmt":"2017-01-22T08:00:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29596"},"modified":"2017-01-22T08:00:02","modified_gmt":"2017-01-22T08:00:02","slug":"daawo-madaxweyne-donald-trump-oo-laga-cel-celinayo-shacabkiisa-qasaare-weyn-oo-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/22\/daawo-madaxweyne-donald-trump-oo-laga-cel-celinayo-shacabkiisa-qasaare-weyn-oo-dhacay\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxweyne Donald Trump oo laga cel celinayo Shacabkiisa &#038; Qasaare weyn oo dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Shacab fara badan oo Mareeykan ah ayaa wali ku qanacsaneeyn doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump oo xilka kala wareegay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Barack Obama .<\/p>\n<p>Inta la ogyahay taariikhda dalka Mareeykanka wali ma dhicin Madaxweyne Mareeykan ah oo shacabkiisa naceyb ku bilaabeen ama ku hor banaanbaxeen isaga oo cusub sida Madaxweyne Donald Trump .<\/p>\n<p>Dadka banaan baxa dhigayay ayaa muujinayay sida ay uga soo horjeedaan Madaxweynaha cusub.waxaana inta banaan baxyadu socdeen la jabiyay Dukaamo badan, waxaa sidoo kale la gubay gawaari taalay meel u dhaw halkii lagu caleemo saarayay Mr.Donald Trump .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8YIdlQOpvFY\" width=\"640\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacab fara badan oo Mareeykan ah ayaa wali ku qanacsaneeyn doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump oo xilka kala wareegay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Barack Obama . Inta la ogyahay taariikhda dalka Mareeykanka wali ma dhicin Madaxweyne Mareeykan ah oo shacabkiisa naceyb ku bilaabeen ama ku hor banaanbaxeen isaga oo cusub sida Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Hm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29597,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596\/revisions\/29597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}