{"id":29589,"date":"2017-01-22T06:27:10","date_gmt":"2017-01-22T06:27:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29589"},"modified":"2017-01-22T06:27:10","modified_gmt":"2017-01-22T06:27:10","slug":"madaxweynihii-hore-ee-dalka-gambia-yaxya-jammeh-ayaa-isaga-tegay-dalkiisa-kaddib-markii-uu-aqbalay-in-uu-xilka-ku-wareejiyo-madaxweynaha-cusub-adama-barrow-oo-isagu-kaga-guuleeystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/22\/madaxweynihii-hore-ee-dalka-gambia-yaxya-jammeh-ayaa-isaga-tegay-dalkiisa-kaddib-markii-uu-aqbalay-in-uu-xilka-ku-wareejiyo-madaxweynaha-cusub-adama-barrow-oo-isagu-kaga-guuleeystay\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay doorashadii bishii December .<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay masuuliyiinta ECOWAS , Mr Jammeh waxaa uu ka degay dalka Guinea , isagoo na uga sii gudbi doona dalka Equatorial Guinea.<\/p>\n<p>Yaxya Jammeh ayaa horay u diiday inuu aqbalo natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday bishii Diseembar ee aynu ka soo gudubnay.<\/p>\n<p>Talabadan ayaa timid iyadoo dhexdhexaadiyaal ka socda Galbeedka Qaarada Afrika ay sacadihii la soo dhaafay la kulmayeen Yaxye Jammeh.<\/p>\n<p>Dhexdhexaadiyayaasha ayaa Jammeh ku qanciyay inuu xilka banneeyo, inkastoo uusan wax fahfaahin ah ka bixinin heshiiska la gaaray.<\/p>\n<p>Ciidammada wadammada Galbeedka Afrika ayaa hakiyay qorshohoodii milateri ee ay doonayeen inay ku farageliyaan dalkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamadaasi ayaa Khamiistii ka talaabay xuduudda Gambia, saacado yar un kaddib markii la dhaariyey madaxweynaha cusub ee Gambia Adama Barrow , Waxaana Adama Barrow lagu dhaariyey gudaha safaaradda Gambia ay ku leedahay dalka Senegal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay doorashadii bishii December . Sida laga soo xigtay masuuliyiinta ECOWAS , Mr Jammeh waxaa uu ka degay dalka Guinea , isagoo na uga sii gudbi doona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29590,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/jamah.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Hf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29591,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29589\/revisions\/29591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}