{"id":29347,"date":"2017-01-11T10:44:14","date_gmt":"2017-01-11T10:44:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29347"},"modified":"2017-01-11T12:09:38","modified_gmt":"2017-01-11T12:09:38","slug":"madaxwayne-obama-maxuu-kaga-hadlay-khudbadiisii-ugu-danbaysay-ee-uu-ku-macasalamaynayey-aqalka-cad-ee-wadanka-looga-arimiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/11\/madaxwayne-obama-maxuu-kaga-hadlay-khudbadiisii-ugu-danbaysay-ee-uu-ku-macasalamaynayey-aqalka-cad-ee-wadanka-looga-arimiyo\/","title":{"rendered":"Madaxwayne OBAMA Maxuu kaga hadlay Khudbadiisii ugu danbaysay ee uu ku macasalamaynayey Aqalka Cad ee Wadanka looga arimiyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.<br \/>\nHadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka billaabay.<br \/>\nDadka ayaa si weyn oo farxad leh ugu sabciyay Obama oo 20-ka bishan xilka ku wareejinaya Trump.<br \/>\nWuxuu sheegay inuu ka tagayo Mareykank wanaagsan, oo awood leh, iskuna duuban.<br \/>\nObama iyo Trump oo kulmay<br \/>\nAfrika: Weedhihii Obama een weligood la iloobayn!<br \/>\nGuantanamo Bay: Maxaabiis loo wareejiyay Imaaratka Carabta<br \/>\nWuxuu tilmaamay inuu shaqa wanaagsan qabtay sideedii sano ee xilka uu hayay.<br \/>\nHaddaba maxaa la taaban karaa oo uu Obama ka bedelay siyaasadda gudaha ee Maraykanka ka dib sideed sano oo uu xukunka hayay?<br \/>\nHalkan ka dhageyso<br \/>\nGudbi Qalabka dhagaysigaCaawin Qalabka dhagaysigaWaad ka baxday Qalabka dhagaysiga, guji Enter ama Tab si aad u sii wadato.<br \/>\nDhageyso: Obama iyo isbedelka uu sameeyay sideedii sano ee xukunka uu hayay<br \/>\nWuxuu xusay guulaha uu gaaray, sida koboca dhaqaalaha, heshiiska nuclearka ee Iiraan, soo celinta xiriirka Kuuba, iyo xuquuqda dadka Mareykanka.<br \/>\nLaakiin wuxuu sheegay in rajada mideynta qowmiyadaha Mareykanka oo uu ka dhawaajiyay xilliguu xilka qabtay ay weli suuragal tahay.<br \/>\nWuxuuna qiray in kala qeybsanaanta weli ay tahay mid xoog badan oo taagan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa. Hadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka billaabay. Dadka ayaa si weyn oo farxad leh ugu sabciyay Obama oo 20-ka bishan xilka ku wareejinaya Trump. Wuxuu sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27927,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Obama.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Dl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29347"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29360,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29347\/revisions\/29360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}