{"id":29287,"date":"2017-01-07T10:09:50","date_gmt":"2017-01-07T10:09:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29287"},"modified":"2017-01-07T10:09:50","modified_gmt":"2017-01-07T10:09:50","slug":"nin-dabley-ah-oo-5-qof-ku-dilay-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/07\/nin-dabley-ah-oo-5-qof-ku-dilay-mareykanka\/","title":{"rendered":"Nin Dabley Ah Oo 5 Qof Ku Dilay Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Booliska ayaa ninkaasi gacanta ku dhigay, haatanna waxa ay isku dayayaan inay go&#8217;aan ka gaadhaan waxa ninkaasi ku dhaliyay inuu dadka laayo.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fb-s-b-a.akamaihd.net\/h-ak-xpl1\/v\/t1.0-9\/15825982_380257625654251_5320328291052868554_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ninkan hubeysan ayaa xabadd ku furay goob laga daabulo alaabaha shirkadaha Air Canada iyo Delta Airlines.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dad goob joagayaal ah ayaa sheegay in ninkani uu amusnaa, marka uu rasaasta furayay iyadoo dadku ay isku dayayeeen in ay halkaasi ka baxsadaan.<\/p>\n<p>Ciidammada ammaanka ayaa waxaa ay rumeysan yihiin in ninka weeraraka fuliyay uu ahaa keligii, waxaana markii dambe la soo daad gureeyay rakaabkii ku xayirnaa gudaha garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda ma kala cadda sababta ninkani uu weerarka u fuliyay iyo in uu xiriir la leeyahay urur argagixiso.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo jiray warar ka soo baxay mid ka mid xildhibaanada Aqalka Senate-ka oo magaca ninka weerarka fuliyay ku sheegay Estaban Santiago, da&#8217;diisuna tahay 26 sano, waxaana uu intaa ku daray in ninkaasi uu watay kaarka aqoonsiga ee milateriga Mareykanka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ammaanka ee halkaasina waxa uu isna dhankiisa sheegay in ninkani uu ahaa rakaab gudaha la galay qorigii uu watay, isagoo qoriga kusoo cabeystay musqusha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska ayaa ninkaasi gacanta ku dhigay, haatanna waxa ay isku dayayaan inay go&#8217;aan ka gaadhaan waxa ninkaasi ku dhaliyay inuu dadka laayo. &nbsp; Ninkan hubeysan ayaa xabadd ku furay goob laga daabulo alaabaha shirkadaha Air Canada iyo Delta Airlines. &nbsp; Dad goob joagayaal ah ayaa sheegay in ninkani uu amusnaa, marka uu rasaasta furayay iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/dedeg.jpg?fit=488%2C280&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Cn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29288,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29287\/revisions\/29288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}