{"id":29243,"date":"2017-01-04T13:17:54","date_gmt":"2017-01-04T13:17:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29243"},"modified":"2017-01-04T13:17:54","modified_gmt":"2017-01-04T13:17:54","slug":"madaxwayne-siilanyo-oo-warsaxaafadeed-soo-saarey-iyo-nuxurka-uu-xambaarsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/04\/madaxwayne-siilanyo-oo-warsaxaafadeed-soo-saarey-iyo-nuxurka-uu-xambaarsan-yahay\/","title":{"rendered":"MADAXWAYNE SIILANYO OO WARSAXAAFADEED SOO SAAREY IYO NUXURKA UU XAMBAARSAN YAHAY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4469\/012017, ku meel mariyey dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Go\u2019aanka Golaha Wakiillada, Go\u2019aan Lr. GW\/G\/KF-32\/710\/2017 ee ku taariikhaysan 03\/01\/2017 ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2017-ka ee Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose, Baanka Dhexe, Dekedda Berbera, Wakaaladaha Biyaha, Wakaaladda Laydhka Berbera, Madbacadda Qaranka, Wasaaradda Duulista iyo Hawada, Dakhliga Deeqaha Caalamiga ah iyo Dakhliga Mashruuca Maamul Daadejinta;<\/p>\n<\/div>\n<p>Wuxuu Soo Saaray<\/p>\n<p>Xeerkan oo lagu baahinayo dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka ee Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose, Baanka Dhexe, Dekedda Berbera, Wakaaladaha Biyaha, Wakaaladda Laydhka Berbera, Madbacadda Qaranka, Wasaaradda Duulista iyo Hawada, Dakhliga Deeqaha Caalamiga ah iyo Dakhliga Mashruuca Maamul Daadejinta.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Xuseen Aadan Cige (Deyr)<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4469\/012017, ku meel mariyey dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka. Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Go\u2019aanka Golaha Wakiillada, Go\u2019aan Lr. GW\/G\/KF-32\/710\/2017 ee ku taariikhaysan 03\/01\/2017 ee ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28466,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/madaxwayne-Siilaanyo.jpeg?fit=160%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7BF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29244,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29243\/revisions\/29244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}