{"id":29194,"date":"2016-12-31T12:04:05","date_gmt":"2016-12-31T12:04:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29194"},"modified":"2016-12-31T12:04:05","modified_gmt":"2016-12-31T12:04:05","slug":"waxa-xisbiyada-loo-samayey-inaan-reer-waliba-dhiniciisa-u-goosan-sh-adaan-siiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/31\/waxa-xisbiyada-loo-samayey-inaan-reer-waliba-dhiniciisa-u-goosan-sh-adaan-siiro\/","title":{"rendered":"&#8220;Waxa Xisbiyada Loo Samayey Inaan Reer-Waliba Dhiniciisa U Goosan&#8221; Sh.Adaan Siiro"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa {AN}&#8211;Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni daro oo Dalku waajaho.<\/p>\n<p>Sheekha oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Khilaafaadka Siyaasadeed ee Xisbiyada qaarkood u dhexeeya, ayaa ka digay in muranka iyo Hadallada Naxliga ah ee Warbaahinta ay isku marinayaan ay sii kala fogeynayaan Shacabka, sidaa daraadeedna loo baahan yahay inay ka waantoobaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sheekha Aadan-Siiro oo ugu horeyn ka hadlaya arimaha qabyaalada iyo xisbiyada ayaa waxaa uu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Ninka Maanta ku baaqaya in Dadka Qabaa\u2019il loo kala fadhiisiyo, oo Reero laga sheekeeyaa wuu dhacay, oo maaha kii sii wada karayey ee loo baahnaa. Wuxuu doono ha ahaado ee Ninka Maanta doonaya inuu sameeyo Xisbi reereed waxaanu leenahay habeen maad jirin, Somaliland-na sidaa kuma shaqeynayso. Ninka intan soo kala gur-gurayoow meel madhan baa haysaa, Waayo? Waxaynu Xisbiyada u samaysanay inaynu kaga maarano in reer Walba dhiniciisa goosto.\u201d Ayuu yidhi, waxaanu intaa sii raaciyey, &#8220;Ninka Somaliland wax ka sokeeya wadoow adeer iska daa\u2019 Talada Dadkan.\u201d<\/p>\n<p>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/kBqYYQWUDFs\" width=\"480\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa {AN}&#8211;Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni daro oo Dalku waajaho. Sheekha oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Khilaafaadka Siyaasadeed ee Xisbiyada qaarkood u dhexeeya, ayaa ka digay in muranka iyo Hadallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/siiro.jpg?fit=735%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7AS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29196,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29194\/revisions\/29196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}