{"id":29167,"date":"2016-12-30T10:43:02","date_gmt":"2016-12-30T10:43:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29167"},"modified":"2016-12-30T10:43:02","modified_gmt":"2016-12-30T10:43:02","slug":"denmark-oo-shaacisay-war-hurdo-laaan-ku-riday-qaar-ka-mid-ah-soomaalida-ku-nool-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/30\/denmark-oo-shaacisay-war-hurdo-laaan-ku-riday-qaar-ka-mid-ah-soomaalida-ku-nool-dalkaas\/","title":{"rendered":"Denmark oo shaacisay war hurdo la\u2019aan ku riday qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaas"},"content":{"rendered":"<p>Denmark -{AN}-Hay\u2019adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa shaacisay iney wado qorshe ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celinayo dalkooda sida ugu dhaqsiyaha badan.<\/p>\n<p>Madaxa Waaxda magangelyo-doonka iyo dib u celinta ee heyadda Danish Refugee Council, Eva Singer ayaa sheegtay in go\u2019aankaasi yahay mid lagu deg degay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa sheegtay iney qorsheynayso in illaa 1,100 Qaxooti Soomaali ah lagala laabto sharciga deganaanshaha ee ay ku joogaan gudaha Denmark, si dib loogu soo celiyo Somalia sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Dowladda Denmark ayaa sheegtay in Xaaladda amaanka ee caasimadda Somalia ee Muqdisho tahay mid deggan, ayna dhamaadeen dagaaladii ka jiray sidaas awgeedna lagu celin karo qaxootiga Soomaalida.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda QM ugu qaabilsan arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa talaabadan si weyn uga soo horjeesatay, waxayna dhamaan dowladaha xubnaha ka ah QM ka codsatay inaan Qaxootiga Soomaalida khasab ah loogu celinin dalkooda.<\/p>\n<p>Kumanaan Soomaali ah ayaa ku nool ah wadanka Denmark kuwaasoo degenaansho qaxootinimo ah ku jooga dalkaas, isla markaana halkaas ku heysta ganacsi iyo shaqooyin kale.<\/p>\n<p>Denmark ayaa ka mid noqoneysa qaar ka mid ah dowladaha Yurub oo wada qorsheyaal ay dalkooda dib ugu celinayaan qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalalkooda, iyagoo ku andacoonaya in xaalada Somalia ay sidii hore ka wanaagsan tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Denmark -{AN}-Hay\u2019adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa shaacisay iney wado qorshe ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celinayo dalkooda sida ugu dhaqsiyaha badan. Madaxa Waaxda magangelyo-doonka iyo dib u celinta ee heyadda Danish Refugee Council, Eva Singer ayaa sheegtay in go\u2019aankaasi yahay mid lagu deg degay. Hay\u2019adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29168,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/denm-MMAP-md.png?fit=1032%2C727&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Ar","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29167"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29170,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29167\/revisions\/29170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}