{"id":29165,"date":"2016-12-30T10:38:45","date_gmt":"2016-12-30T10:38:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29165"},"modified":"2016-12-30T10:38:45","modified_gmt":"2016-12-30T10:38:45","slug":"fadeexad-cusub-oo-soo-wajahday-raisul-wasaaraha-yuhuuda-baaritaano-la-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/30\/fadeexad-cusub-oo-soo-wajahday-raisul-wasaaraha-yuhuuda-baaritaano-la-bilaabay\/","title":{"rendered":"Fadeexad cusub oo soo wajahday Raisul wasaaraha Yuhuuda &#038; baaritaano la bilaabay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Fadeexad Maaliyadeed iyo tuhun la xiriira qaadasho laaluush ayaa la soo sheegayaa iney soo wajaheen Ra\u2019isul-wasaaraha yuhuuda Benjamin Netanyahu.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha Guud ee Yuhuudda, Afijay Mandelbilt ayaa xaqiijiyey in la furay baaritaan buuxa oo lagu ogaanayo Dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee Ra\u2019isul-wasaare Benjamin Netayahu iyo eedeymaha loo haysto.<\/p>\n<p>Eedeymaha loo heysto Netanyahu ee baaritaanka lagu sameynayo waxaa ka mid ah inuu qaatay lacag gaareysa 1.1 million oo Dollar oo uu ka helay Nin u dhashay Faransiiska, lacagtaasoo uu u adeegsaday xoojinta ololihiisa Doorashadda ee sanadkii 2009-kii.<\/p>\n<p>Telefishinka Yuhuudda ayaa sheegay inay Booliska baaritaan muddo 9-bilood ah ku hayeen Labo Kiis oo aan la shaacinin oo loo haysto Benjamiin Netanyahu.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo baaritaano lagu hayaa eedeymo la xiriira inuu Mr. Netanyahu malaayiin Dollar ka helay Qandaraas 3 maraakiibta Gujiska looga soo iibsaday dalka Jarmalka.<\/p>\n<p>Haddii eedeymahan ay ku cadaadaan Ra\u2019isul-wasaare Benjamin Netanyahu ayaa waxaa la sheegayaa iney horseedi karaan inuu xilka waayo, Maxkamadna la soo taago.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Fadeexad Maaliyadeed iyo tuhun la xiriira qaadasho laaluush ayaa la soo sheegayaa iney soo wajaheen Ra\u2019isul-wasaaraha yuhuuda Benjamin Netanyahu. Xeer-ilaaliyaha Guud ee Yuhuudda, Afijay Mandelbilt ayaa xaqiijiyey in la furay baaritaan buuxa oo lagu ogaanayo Dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee Ra\u2019isul-wasaare Benjamin Netayahu iyo eedeymaha loo haysto. Eedeymaha loo heysto Netanyahu ee baaritaanka lagu sameynayo waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Hot-NEws.jpg?fit=1300%2C1300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7Ap","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29166,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29165\/revisions\/29166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}