{"id":29131,"date":"2016-12-29T10:29:32","date_gmt":"2016-12-29T10:29:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29131"},"modified":"2016-12-29T10:29:32","modified_gmt":"2016-12-29T10:29:32","slug":"ciidamo-la-wareegay-gacan-ku-haynta-masaajid-lagu-muransanaa-mudooyinkii-ugu-dambeeyey-oo-shalay-xukunkiisu-dhacay-iyo-waxa-sababey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/29\/ciidamo-la-wareegay-gacan-ku-haynta-masaajid-lagu-muransanaa-mudooyinkii-ugu-dambeeyey-oo-shalay-xukunkiisu-dhacay-iyo-waxa-sababey\/","title":{"rendered":"CIIDAMO LA WAREEGAY GACAN KU HAYNTA MASAAJID LAGU MURANSANAA MUDOOYINKII UGU DAMBEEYEY OO SHALAY XUKUNKIISU DHACAY IYO WAXA SABABEY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Berbera {AN}&#8211;Wararka naga soo gaadhaya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa sheegaya in ciidamada kala duwan ee gobolka Saaxil ay saaka xilli hore la wareegeen gacan ku haynta masaajidka Sheekh Isxaaq ee ku yaala magaalada Berbera taas oo shalay xukun laga soo saaray.<\/p>\n<p>Waxaana sida naloo wararku intaas ku darayaan in masaajidkan shalay galinkii danbe xoog ku galeen oo ay la wareegeen masaajidka culimo Timo-waynta ah oo hubaysan iyaga oo masaajidkaas gabi ahaanba\u00a0 la wareegay gacan ku hayntiisa,waxaaa saaka masaajidka agagaarkiisa lasoo dhoobay sida naloo sheegay ciidamo tiro badan kuwaas oo ku guuleystay inay ka saaraan masaajidkan culimadan hubaysan ee la wareegay.<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaana hadda masaajidka hadda la wareegay oo gacanta ku haya ciidamada amaanka gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>Masaajidkan ayaa waxa mudooyinkii u danbeeyey ka taagnaa muran xoogan kaas oo ay isku khilaafsanaayeen culimada Timo-waynta iyo\u00a0 qoys sheegay inay dhiseen masaajidkan,waxaana garnaqa dacwadan oo\u00a0 muddo socotay shalay soo gabagabeeyey guddi ka socotay wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland kuwaas oo loo xil saaray garnaqa iyo soo afjarida\u00a0 murankan ka taagan gacan ku haynta masaajidkan,waxaana ay guddid dhagaysiga dacwadaas kadib ay masaajidkan gacan ku hayntiisa u xukuntay qoyska ilma Maxamed Yuusuf Imaan.<\/p>\n<p>Bulshada magaalada Berbera ayaa ka cabsi qaba colaad halkaas ka dhacda oo u dhaxaysa culimadan hubaysan iyo ciidamadan kala duwan ee la wareegay masaajidka,xaalada magaalada Berbera ayaa hadda se ah mid dagan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera {AN}&#8211;Wararka naga soo gaadhaya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa sheegaya in ciidamada kala duwan ee gobolka Saaxil ay saaka xilli hore la wareegeen gacan ku haynta masaajidka Sheekh Isxaaq ee ku yaala magaalada Berbera taas oo shalay xukun laga soo saaray. Waxaana sida naloo wararku intaas ku darayaan in masaajidkan shalay galinkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29131","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7zR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29132,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29131\/revisions\/29132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}