{"id":29127,"date":"2016-12-29T10:18:27","date_gmt":"2016-12-29T10:18:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29127"},"modified":"2016-12-29T10:18:27","modified_gmt":"2016-12-29T10:18:27","slug":"daawo-xildhibaan-faarax-qabile-oo-eedaymo-u-soo-jeediyay-gudiga-doorashooyinka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/29\/daawo-xildhibaan-faarax-qabile-oo-eedaymo-u-soo-jeediyay-gudiga-doorashooyinka-somaliland\/","title":{"rendered":"Daawo Xildhibaan Faarax Qabile oo eedaymo u soo jeediyay  Gudiga Doorashooyinka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>HArgeisa {AN}&#8211;Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan la gaadhin wakhtigii olalaha uu xisbiga Kulmiye bilaabo olale xidhiidh ah xilli ay abaaro xun ay dalka ka jiraan<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiga Kulmiye olale ayuu meel kasta la taagan yahay , walina wuu wadaa , waxaanan halkan canaan uga soo jeedinayaa kominshanka doorashoyinka Somaliland , waayo wakhti buu lahaan jiray olaluhu &#8221; ayuu yidhi xildhibaanku<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Faraax Qabiile waxaa uu sheegay in garabkii aqlabiyada Musharax Jamaal ay maanta laga bilaabo si rasmi ah ugu biireen xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey wada hadal u socdey<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Anagu kuraas umaanu iman xisbiga Waddani gurmad baanu u nahay umada Reer Somaliland , laga bilaab maanta , waxaanu si rasmia h ugu biirney xisbiga Waddani ayuu yidhi xildhibaanku<\/p>\n<p>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/1ZDe0Oilohs\" width=\"480\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>HArgeisa {AN}&#8211;Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan la gaadhin wakhtigii olalaha uu xisbiga Kulmiye bilaabo olale xidhiidh ah xilli ay abaaro xun ay dalka ka jiraan &#8220;Xisbiga Kulmiye olale ayuu meel kasta la taagan yahay , walina wuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/dedeg.jpg?fit=488%2C280&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7zN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29127"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29129,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29127\/revisions\/29129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}