{"id":29115,"date":"2016-12-28T11:55:02","date_gmt":"2016-12-28T11:55:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29115"},"modified":"2016-12-28T11:55:02","modified_gmt":"2016-12-28T11:55:02","slug":"guddoomiyeyaashii-garabadda-haweenka-ee-caasimadda-hargaysa-oo-iska-casilay-xisbiga-kulmiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/28\/guddoomiyeyaashii-garabadda-haweenka-ee-caasimadda-hargaysa-oo-iska-casilay-xisbiga-kulmiye\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYEYAASHII GARABADDA HAWEENKA EE CAASIMADDA HARGAYSA OO ISKA CASILAY XISBIGA KULMIYE"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<h5>Guddoomiyeyaashii garabadda Haweenka ee Xisbiga KULMIYE ayaa caawa waxa ay iska wada casileen Xilalkii ay ka hayeen Xisbigaas, kadib markii ay la shaqayn kari waayeen waa sida ay hadalka u u dhigeenne.<\/h5>\n<p>Masuulyiintan iscasilay ayaa waxaa ay dhamaantood ahayeen saraakishii garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye waxaana hogaaminayey gudoomiyaha gobalka Maroodi-Jeex ee xisbiga Kulmiye Marwo Xusni Maxamed warsame<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15741245_375475789465768_239987831001724663_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15781479_375475932799087_8611354860337532576_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15780884_375476192799061_5867771582662516239_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15727271_375476209465726_2004501819956195450_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><u><em><strong>Sidoo kale xubnaha iscasilay waxay kala yihiin:-<\/strong><\/em><\/u><\/p>\n<\/div>\n<p>1.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Xusni Maxamed Warsame<\/p>\n<p>2.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamuud Haybe ee Xisbiga Kulmiye<\/p>\n<div><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins><span id=\"spnCOntent\">Marwo Aamina Maxamed furre iyo Ku Xigeenkeeda Marwo Qamar Ibrahim kirix<\/span><\/div>\n<p>3.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Gacan Libaax ee Xisbiga Kulmiye Marwo Layla Xaaji Muuse Kaahin<\/p>\n<p>4.Guddoomiyaha Abaabulka iyo wacyi gelinta Garabka Haweenka ee Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Raaxo Axmed Aadan<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15697791_375475792799101_2906564701924953322_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15740740_375475769465770_2621169316098144296_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15781092_375475979465749_7177268436672908550_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/15781673_375475949465752_1271338711945901476_n.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>5.Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Degmada Ahmed macalin Haaruun ee Xisbiga Kulmiye Marwo Rooda cismaan cige<\/p>\n<p>6.Guddoomiyaha Garabka Haweenka xaafada sheekh mubaarik ee Xiabiga Kulmiye marwo Sucaad xuseen Nuur<\/p>\n<p>7. Xoghayaha garab Haweenka Gobolka maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Saddo Ismaciil xuseen<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/K6kp5CBn1B0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhamaantood waxaa ay sheegen in ay caawa laga bilaabo iska casileen xilkii iyo xubin nimadii xisbiga Kulmiye iyo waliba xubinnimada dallada Haweenka qaranka ee Now.<\/p>\n<p>Gabadii masuulyiintan is casilay ma sheegin xisbiga ay ku biiri doonana, Waxaannu hadalkooddu daarannaa shaacinta inay iska Casileen xilalkii ay ka hayeen Xisbiga talada haya ee KULMIYE.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyeyaashii garabadda Haweenka ee Xisbiga KULMIYE ayaa caawa waxa ay iska wada casileen Xilalkii ay ka hayeen Xisbigaas, kadib markii ay la shaqayn kari waayeen waa sida ay hadalka u u dhigeenne. Masuulyiintan iscasilay ayaa waxaa ay dhamaantood ahayeen saraakishii garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye waxaana hogaaminayey gudoomiyaha gobalka Maroodi-Jeex ee xisbiga Kulmiye Marwo Xusni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kulmiye.jpeg?fit=120%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7zB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29116,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29115\/revisions\/29116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}