{"id":29042,"date":"2016-12-25T10:19:23","date_gmt":"2016-12-25T10:19:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29042"},"modified":"2016-12-25T10:19:23","modified_gmt":"2016-12-25T10:19:23","slug":"dawlada-israaiil-oo-amartay-in-xidhiidhka-loo-jaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/25\/dawlada-israaiil-oo-amartay-in-xidhiidhka-loo-jaro\/","title":{"rendered":"Dawlada Israa&#8217;iil Oo Amartay In Xidhiidhka Loo Jaro &#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ku amray wasaaradda arrimaha<\/p>\n<p>dibadda ee Israa&#8217;iil inay qiimeyn ku saabsan soo afjaridda xidhiidhkooda Qaramada Midoobeey ay la wadaagaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/15741024_374414079571939_7882156627473089824_n.jpg?oh=c7f3499bd5341bba7cdecbb394a3185c&amp;oe=58F95B32\" alt=\"Image may contain: 1 person, suit\" \/><\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah qeybaha ay qiimeynta ku sameynayaan dhaqaalaha ay Israa&#8217;iil siiso UN iyo joogitaanka wakiillada UN ee Israa&#8217;iil.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil wuxuu hadalkaasi sheegay maalin ka dib markii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobeey uu meel mariyay qaraar ka dhan ah guryaha laga dhisayo dhulka Falastiin.<\/p>\n<p>Trump oo hakiyay qaraar UN oo ka dhan ah Israa&#8217;iil<\/p>\n<p>UN oo dalbaneysa in la joojiyo deegaameynta Israa&#8217;iil<\/p>\n<p>Qaraarka wuxuu dalbanayaa in la joojiyo deegaameynta iyo dhismayaasha Israa&#8217;iil ay ka wado Qudus iyo Daanta-Galbeed.<\/p>\n<p>Mr Netanyahu ayaa go&#8217;aankaasi ku tilmaamay mid ceeb oo aan cadaaladna ahayn.<\/p>\n<p>Turkiga iyo Israa\u2019iil oo heshiiyay<\/p>\n<p>Wuxuu wacad ku maray in waqti yar gudihiisa la laali doono go&#8217;aankaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ku amray wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa&#8217;iil inay qiimeyn ku saabsan soo afjaridda xidhiidhkooda Qaramada Midoobeey ay la wadaagaan. Waxaa ka mid ah qeybaha ay qiimeynta ku sameynayaan dhaqaalaha ay Israa&#8217;iil siiso UN iyo joogitaanka wakiillada UN ee Israa&#8217;iil. &nbsp; Ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil wuxuu hadalkaasi sheegay maalin ka dib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29043,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/15741024_374414079571939_7882156627473089824_n.jpg?fit=630%2C420&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7yq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29044,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29042\/revisions\/29044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}