{"id":29007,"date":"2016-12-24T12:23:52","date_gmt":"2016-12-24T12:23:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=29007"},"modified":"2016-12-24T12:23:52","modified_gmt":"2016-12-24T12:23:52","slug":"dawlada-israaiil-oo-si-cadho-leh-ganafka-ugu-dhufatey-qaraar-xalay-ka-soo-baxay-qaramada-midoobay-iyo-nooca-uu-yahay-qaraarkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/24\/dawlada-israaiil-oo-si-cadho-leh-ganafka-ugu-dhufatey-qaraar-xalay-ka-soo-baxay-qaramada-midoobay-iyo-nooca-uu-yahay-qaraarkaasi\/","title":{"rendered":"Dawlada Israa&#8217;iil Oo Si Cadho Leh Ganafka Ugu Dhufatey Qaraar Xalay Ka Soo Baxay Qaramada Midoobay Iyo Nooca Uu Yahay Qaraarkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Dawlada Israa&#8217;iil ayaa si cadho leh uga jawaabtay qaraar uu Golaha<\/p>\n<p>Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaga dalbaday inay joojiso dhismooyinka deegaamaynta ah ee ay ka waddo dhulka Falastiin ee ay haysato.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fb-s-d-a.akamaihd.net\/h-ak-xlp1\/v\/t1.0-9\/15726554_374077039605643_5987489096842877534_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"Image may contain: 1 person, crowd, suit and indoor\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Israa&#8217;iil aanay aqbali doonin shuruudaha ku jiro qaraarka kaasi oo uu ku tilmaamayba inuu yahay mid ceeb ah yahay<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa wadatashi ugu yeedhtay safiiradeeda u fadhiyay dalalka New Zealand iyo Senegal, labadan dal ayaa ka mid ahaa dalalkii dabada ka waday qaraarka Qaramada Midoobay, sidoo kale Israa&#8217;iil waxa ay jartay dhammaan mashaariicdii gargaarka ee ay siin jirtay dalka Senagal.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Falastiiniyiinta ayaa sheegay in qaraarka uu ka dhigan yahay guul u soo hooyatay sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Qaraarka ayaa la meel mariyay kaddib markii Mareykanka oo aad u taageera Iraa&#8217;iil uusan adeegsan diidmada qayaxan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Israa&#8217;iil ayaa si cadho leh uga jawaabtay qaraar uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaga dalbaday inay joojiso dhismooyinka deegaamaynta ah ee ay ka waddo dhulka Falastiin ee ay haysato. &nbsp; Ra&#8217;iisul wasaare, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Israa&#8217;iil aanay aqbali doonin shuruudaha ku jiro qaraarka kaasi oo uu ku tilmaamayba inuu yahay mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29008,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-29007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/15726554_374077039605643_5987489096842877534_n.jpg?fit=800%2C441&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7xR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29009,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29007\/revisions\/29009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}