{"id":28994,"date":"2016-12-23T17:18:41","date_gmt":"2016-12-23T17:18:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28994"},"modified":"2016-12-23T17:18:41","modified_gmt":"2016-12-23T17:18:41","slug":"dowladda-jabuuti-oo-celinaysa-qaxooti-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/23\/dowladda-jabuuti-oo-celinaysa-qaxooti-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"DOWLADDA JABUUTI OO CELINAYSA QAXOOTI SOOMAALI AH"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Djibouti(Arabsiyonews):- \u00a0Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in la dhammeystiray qorshaha dib loogu celinayo dalkooda qaxooti Soomaali ah oo dalkaas muddo dheer ku noola.<\/p>\n<p>Madaxa hay\u2019adda dawladda Jabuuti u qaabilsan arimaha qaxootiga,Xuseen Xasan Dharaar ayaa u sheegay warbaahinta inuu socday muddooyinkii dambe qorshaha dib loogu celinayo dalkooda qaxooti deganaa xeryo ku yaalla dalkaas iyo dad kale oo tariibayaal ah,kuwaaso laga soo celiyay dalka Yemen.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay qaxootiga Soomaalida ah ee dib loo celinayo inay dalbadeen dalkooda inay ku noqdaan,markii ay soo hagaagtay xaaladda ammaan iyo horumarada dalka ka jira.<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cDowladda waxaa ay dhammeystirtay dib u celinta qaxootiga oo iyagu dalbadan inay dalkooda hooyo ku noqdaan\u201dayuu yiri Dharaar oo madax ka ah hay\u2019adda qaxootiga Jabuuti.<\/p>\n<p>Dalka Jabuuti waxaa ku nool qaxooti isagu jira Soomaali,Yemen iyo Eritrea.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Djibouti(Arabsiyonews):- \u00a0Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in la dhammeystiray qorshaha dib loogu celinayo dalkooda qaxooti Soomaali ah oo dalkaas muddo dheer ku noola. Madaxa hay\u2019adda dawladda Jabuuti u qaabilsan arimaha qaxootiga,Xuseen Xasan Dharaar ayaa u sheegay warbaahinta inuu socday muddooyinkii dambe qorshaha dib loogu celinayo dalkooda qaxooti deganaa xeryo ku yaalla dalkaas iyo dad kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28995,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/qox.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7xE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28996,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28994\/revisions\/28996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}