{"id":28990,"date":"2016-12-23T17:01:06","date_gmt":"2016-12-23T17:01:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28990"},"modified":"2016-12-23T17:01:06","modified_gmt":"2016-12-23T17:01:06","slug":"akhri-magacyada-iyo-qabaailkay-kasoo-jeedaan-afarta-xildhibaan-ee-reer-somaliland-ee-muqdisho-lagu-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/23\/akhri-magacyada-iyo-qabaailkay-kasoo-jeedaan-afarta-xildhibaan-ee-reer-somaliland-ee-muqdisho-lagu-doortay\/","title":{"rendered":"Akhri Magacyada Iyo Qabaa&#8217;ilkay Kasoo Jeedaan Afarta Xildhibaan Ee Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Doortay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):-waxa lasoo saaray lana doortay raacii labaad ee xildhibaanada magaca Somaliland ku meteli doona aqalka Hoose ee Somaliya ay yeelanayso.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan ayaa doorashadaasi ku helay codad kala duwan , iyaga oo sidaasi ku noqon doona xildhibaano ka tirsan aqalka hoose ee Somaliya.<\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">Waxaana kamid ah siyaasiyiin hore uga soo mid ahayd aqalka Barlamaanka Somaliya iyo kuwo cusub oo iyagu dhowaan kamid noqon doona aqalkaasi Hoose, kuwaas oo madashan lagu doortay.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">Hadaba waxa lasoo bandhigay magacyada iyo qabaa\u2019ilka ay kazoo jeedaan xildhibaanadaasi , kuwaas oo kala noqonaaya.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">1:Biixi Iiman Cige , waxa uu kazoo jeedaa una dhashay Beesha Isaaq, gaar ahaana Ciidagale oo uu kasii yahay Yoonis, waxaanu helay codad dhan 47 cod, waxa la tartamaayey Axmed Jaamac Maxamuud ,iyada oo ninkii la tartamaayey uu helay codad dhan 2 cod halka laba cod oo kalena ka xumaadeen.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">2:Cabdirisaaq Daahir Maxamuud oo isna kazoo jeeda una dhashay Beesha Isaaq , gaar ahaana Arab oo uu kasii yahay Guulane, waxaanu helay codad dhan 49 cod , waxaana la tartamaysay gabadh lagu magcaabo Khadra Jaamac Gahaydh oo iyadu aan wax codad ah helin , waxaana xumaaday laba cod.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">3:Saciid Maxamed Maxamuud oo isna kazoo jeeda beesha Gabooye , gaar ahaana Muuse Dheriyo , waxa uu helay 43 cod , waxaana la tartamaayey gabadh lagu magcaabo Khadra Saciid Cabdilaahi oo aan wax codad ah helin, waxaana xumaaday codad badan.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">4:xildhibaanka afraad ayaa ahaa Xuseen Carab Ciise oo kazoo jeeda Beesha Isaaq, gaar ahaana Ciidagale ,siiba Reer Iidle , waxaanu helay codad dhan 47 cod, waxa la tartamaayey nin lagu magcaabo Maxamed Cali Xadeyd oo helay codad dhan 2 cod , halka ay xumaadeen laba cod oo kale.<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"EN-GB\">Waxaana la filayaa inay maalmaha soo socda soo gebo gebawdo doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee xubnaha Somaliland magaceeda ku metelaaya aqalka hoose oo hadda Muqdisho ka socota.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):-waxa lasoo saaray lana doortay raacii labaad ee xildhibaanada magaca Somaliland ku meteli doona aqalka Hoose ee Somaliya ay yeelanayso. Xildhibaanadan ayaa doorashadaasi ku helay codad kala duwan , iyaga oo sidaasi ku noqon doona xildhibaano ka tirsan aqalka hoose ee Somaliya. Waxaana kamid ah siyaasiyiin hore uga soo mid ahayd aqalka Barlamaanka Somaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28991,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/aq.jpeg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7xA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28993,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28990\/revisions\/28993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}