{"id":2899,"date":"2014-12-30T13:50:55","date_gmt":"2014-12-30T13:50:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2899"},"modified":"2014-12-30T13:50:55","modified_gmt":"2014-12-30T13:50:55","slug":"xoghayihii-ururka-suxufiyiinta-somaliland-oo-hargeysa-lagu-aasay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/30\/xoghayihii-ururka-suxufiyiinta-somaliland-oo-hargeysa-lagu-aasay\/","title":{"rendered":"Xoghayihii ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Hargeysa lagu sameeyey Aas Qaran"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Marxuum Maxamed Rashiid Maxamed Faarax oo ahaa Xoghayihii ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa maanta oo Salaasa ah lagu aasay magaalada Hargeysa.<!--more--><\/p>\n<p>Marxuumka ayaa maalintii Isniintii ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo loo geeyey dhaawac kasoo gaaray shil gaari.<\/p>\n<p>Maxamed ayaa bartamihii bishan December shil gaari ku galay duleedka magaalada Berbera, halkaasi oo uu dhaawac culus kasoo gaaray.<\/p>\n<p>Meydka marxuumka ayaa subaxnimadii Salaasada la keenay magaalada Hargeysa halkaasi oo isla saaka lagu aasay.<\/p>\n<p>Dhamaan bahda ArabsiyoMedia ayaa halkan tacsi uga diraya ehelada iyo Qaraabada uu ka geeriyooday marxuumka.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Marxuum Maxamed Rashiid Maxamed Faarax oo ahaa Xoghayihii ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa maanta oo Salaasa ah lagu aasay magaalada Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2901,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-KL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2899"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2899\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}