{"id":28960,"date":"2016-12-22T11:02:00","date_gmt":"2016-12-22T11:02:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28960"},"modified":"2016-12-22T11:02:00","modified_gmt":"2016-12-22T11:02:00","slug":"booliska-yurub-oo-si-weyn-u-raadineysa-anis-camri-oo-looga-shakiyay-weerarkii-berlin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/22\/booliska-yurub-oo-si-weyn-u-raadineysa-anis-camri-oo-looga-shakiyay-weerarkii-berlin\/","title":{"rendered":"BOOLISKA YURUB OO SI WEYN U RAADINEYSA ANIS CAMRI OO LOOGA SHAKIYAY WEERARKII BERLIN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyo News&#8211;Farriinta booliska ay soo saareen ee Anis Camri oo af-Faransiis ku qoran<br \/>\nBoorarka ninka la doondoonayo ayaa lagu arkayaa dhammaan Yurub, halkaas oo baadi goob loogu jiro wiil 24 sano jir oo Tunisiya u dhashay.<br \/>\nWaxaa looga shakisan yahay weerarkii lagu qaaday suuq ku yaalla magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.<br \/>\nAnis Camri horey ayey laamaha amniga u garanayeen, waxaana loo arkayay halis maadaama lala xiriirinayo daacish.<br \/>\nWaxaa loo diiday inuu megengelyo ka helo Jarmalka, balse waxaa loo ogolaaday deganaansho ku meel gaar ah oo illaa uu ka baxayo uu haysan karo.<br \/>\nJarmalka oo indhashareerka laga mamnuucayo<br \/>\nJarmalka oo xiray nin aragagixisonimo lagu tuhmay<br \/>\nKaarkiisa aqoonsiga waxaa laga helay gaariga xamuulka ee weerarka loo adeegsaday.<br \/>\nWeerarkaasi waxaa ku dhintay 12 qof ka dib markii gaariga uu jiidhsiiyay.<br \/>\nNinkii loo haystay weerarkii suuqa Berlin oo la soo daayay<br \/>\nSaraakiisha dalka Jarmalka waxay sheegayaan in Anis Camri loo maleynaayo inuu hubeysan yahay halisna yahay.<br \/>\nWaxay ballan qaadeen 100 kun oo dollar in la siinayo qofkii sheega akhbaar sababi karta in la soo xidho.<\/p>\n<\/div>\n<p>Source: BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Farriinta booliska ay soo saareen ee Anis Camri oo af-Faransiis ku qoran Boorarka ninka la doondoonayo ayaa lagu arkayaa dhammaan Yurub, halkaas oo baadi goob loogu jiro wiil 24 sano jir oo Tunisiya u dhashay. Waxaa looga shakisan yahay weerarkii lagu qaaday suuq ku yaalla magaalada Berlin ee dalka Jarmalka. Anis Camri horey ayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/93074142_13849902-fa87-4dcb-a42f-5d0855217b4f.jpg?fit=375%2C249&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7x6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28962,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28960\/revisions\/28962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}