{"id":2896,"date":"2014-12-30T13:49:28","date_gmt":"2014-12-30T13:49:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2896"},"modified":"2014-12-30T13:49:28","modified_gmt":"2014-12-30T13:49:28","slug":"ganacsade-iyo-masuuliyiin-lagu-dilay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/30\/ganacsade-iyo-masuuliyiin-lagu-dilay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ganacsade iyo mas\u2019uuliyiin lagu dilay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa xalay iyo saaka magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro qorsheysan oo lagu dilay nin ganacasade ah iyo dhowr mas\u2019uul oo u shaqeeya dowlada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa subaxnimadii Salaasada degmada Dharkeynlay ee Muqdisho lagu dilay Marxuumad Maryan Axmed Boote oo ahayd gabar dhalinyaro ah oo dhawaan jaamacada ka baxday, isla markaana shaqo ka bilowday Bangiga Dhexe ee dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa weerarkaasi geystay kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan. Sidoo kale weerar kan lamid ah ayaa isaguna lagu dilay sarkaal kamid ah Maamulka degmada Yaaqshiid, marxuumkaasi oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Goobe ayaa lagu dilay Suuq Bacaad.<\/p>\n<p>Isla xaafada Suuq Bacaad ayaa xalay lagu dilay nin Ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Cumar Xassan, marxuumkaasi ayaa la sheegay inay dileen qaar kamid ah ciidamada dowlada ee ku sugan deegaankaasi, illaa iyo hada dowlada kama hadlin dilkan iyo sababta ka danbeysay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay iyo saaka magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro qorsheysan oo lagu dilay nin ganacasade ah iyo dhowr mas\u2019uul oo u shaqeeya dowlada Federaalka Soomaaliya. Waxaa subaxnimadii Salaasada degmada Dharkeynlay ee Muqdisho lagu dilay Marxuumad Maryan Axmed Boote oo ahayd gabar dhalinyaro ah oo dhawaan jaamacada ka baxday, isla markaana shaqo ka bilowday Bangiga Dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2897,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-KI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}