{"id":28939,"date":"2016-12-21T11:05:44","date_gmt":"2016-12-21T11:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28939"},"modified":"2016-12-21T11:05:44","modified_gmt":"2016-12-21T11:05:44","slug":"mid-kamid-ah-dowladaha-caalamka-oo-ganaax-kusoo-rogeysa-diyaaradii-iyada-oo-hawada-ku-jirta-soo-daadisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/21\/mid-kamid-ah-dowladaha-caalamka-oo-ganaax-kusoo-rogeysa-diyaaradii-iyada-oo-hawada-ku-jirta-soo-daadisa\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah Dowladaha Caalamka oo Ganaax kusoo rogeysa Diyaaradii iyada oo hawada ku jirta soo daadisa&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad kutaala dalka Hindiya oo dacwad loo gudbiyay ayaa soo saartay amar ku aadan in lacag badan lagu ganaaxo diyaaradii iyada oo hawada ku jirta soo daadisa saxaro.<\/p>\n<p>Dad u dhashay dalka Hindiya oo degan xaafado ku dhaw dhaw garoomada Diyaaradaha ayaa Maxkamad u gudbiyay dacwad ka dhan ah Diyaaradaha dalkaasi ay sheegeen in ay kusoo daadiyaan saxaro iyaga oo hawada ku jira.<\/p>\n<p>Shirkadaha Diyaaradaha dalka Hindiya ka howlaga ayaa lagu ganaaxi doonaa lacag dhan 50,000 oo rupees oo u dhiganta 736 hadii musqulaha Diyaaradahaasi ay kasoo daataan saxaro iyaga oo hawada ku jira.<\/p>\n<p>Dadka dacwadan gudbiyay ayaa u badan dad degan xaafado ku dhaw dhaw garoonka diyaaradaha magaalada New Delhi, waxa ayna dadkan sheegeen in dhibaato ku qabaan saxarada ay diyaaradaha soo daadiyaan.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda duulimaadka dalka Hindiya ayaa lagu amray in ay xaqiijiso in diyaaraduhu aysan saxaro daadinin iyaga oo hawada ku jirta ama sii dagaya ama aysan xataa ku soo daaadinin meelaha garoomada ka ag dhaw.<\/p>\n<p>Diyaaradaha ayaa leh musqulo ay dadku adeegsadana xiliyada ay hawada ku jiraan, waxa ayna Musqulahaasi leeyihiin goobno gaar ah oo lagu keydiyo saxarada , waxaana inta badan saxaradaasi diyaaradaha laga daadiyaa marka ay degto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad kutaala dalka Hindiya oo dacwad loo gudbiyay ayaa soo saartay amar ku aadan in lacag badan lagu ganaaxo diyaaradii iyada oo hawada ku jirta soo daadisa saxaro. Dad u dhashay dalka Hindiya oo degan xaafado ku dhaw dhaw garoomada Diyaaradaha ayaa Maxkamad u gudbiyay dacwad ka dhan ah Diyaaradaha dalkaasi ay sheegeen in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28940,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/united-airlines.jpg?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7wL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28941,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28939\/revisions\/28941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}