{"id":28890,"date":"2016-12-19T10:39:54","date_gmt":"2016-12-19T10:39:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28890"},"modified":"2016-12-19T10:39:54","modified_gmt":"2016-12-19T10:39:54","slug":"wadahadaadii-soomaliland-iyo-khaatumo-oo-maalintii-sadexaad-galay-maxaa-ilaa-hada-la-isla-meel-dhigay-halkan-ka-akhriso-qodobada-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/19\/wadahadaadii-soomaliland-iyo-khaatumo-oo-maalintii-sadexaad-galay-maxaa-ilaa-hada-la-isla-meel-dhigay-halkan-ka-akhriso-qodobada-maanta\/","title":{"rendered":"WADAHADAADII SOOMALILAND IYO KHAATUMO OO MAALINTII SADEXAAD GALAY MAXAA ILAA HADA LA ISLA MEEL DHIGAY HALKAN KA AKHRISO QODOBADA MAANTA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Wadahadaadii Soomaliland iYO Khaatumo Oo Maalintii Sadexaad Galay Maxaa Ilaa Hada La Isla Meel Dhigay Wadahadaladaas Ka Socda Dalka Itoobiya Waxaa maalinkii saddexaad galay wada hadaladii u dhaxeeyey maamulka Khaatumo iyo Jamhuuriyada Somaliland ee ka socday magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.<br \/>\nWaxaanay wararka uu helay Hangoolnews ay sheegayaan in maanta, wada hadaladii ugu mihiimsana la guda galayo.<br \/>\nWaxaanay wararku intaas ku darreen in maamulka Khaatumo ay doodooda iyo ajandahooda ugudbiyeen, xubnaha ay wada hadalka ku wada jiraan ee matalayaa Somaliland iyaga oo siiyay mudo ay ku soo akhristaan oo ay kaga soo bogtaan.<\/p>\n<\/div>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegay in xubno masuuliyiina oo dawlada Itoobiya ka tirsani ay ka qayb qaadan doonan soona gali doonaan goobta shirku ka socdo,waxaanay arintani u muuqata in masuuliyiintaasi ay doonayaan inay wax badan ka ogaadan wada hadalada labada dhinac markhaatina ay ka noqdaan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wada-Hadalada-Somaliland-Iyo-Khaatumo.jpg?resize=645%2C483\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wada-Hadalada-Somaliland-Iyo-Khaatumo.jpg?w=645 645w, https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wada-Hadalada-Somaliland-Iyo-Khaatumo.jpg?resize=300%2C225 300w, https:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wada-Hadalada-Somaliland-Iyo-Khaatumo.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"\" width=\"645\" height=\"483\" \/><\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadahadaadii Soomaliland iYO Khaatumo Oo Maalintii Sadexaad Galay Maxaa Ilaa Hada La Isla Meel Dhigay Wadahadaladaas Ka Socda Dalka Itoobiya Waxaa maalinkii saddexaad galay wada hadaladii u dhaxeeyey maamulka Khaatumo iyo Jamhuuriyada Somaliland ee ka socday magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Waxaanay wararka uu helay Hangoolnews ay sheegayaan in maanta, wada hadaladii ugu mihiimsana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wada-Hadalada-Somaliland-Iyo-Khaatumo.jpg?fit=645%2C483&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7vY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28892,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890\/revisions\/28892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}