{"id":28870,"date":"2016-12-18T07:22:54","date_gmt":"2016-12-18T07:22:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28870"},"modified":"2016-12-18T07:22:54","modified_gmt":"2016-12-18T07:22:54","slug":"war-deg-deg-ah-laba-hablood-oo-soomaali-walaalo-ah-oo-si-isku-mida-loogu-dilay-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/18\/war-deg-deg-ah-laba-hablood-oo-soomaali-walaalo-ah-oo-si-isku-mida-loogu-dilay-dalka\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah Laba hablood oo Soomaali walaalo ah oo si isku mida loogu dilay Dalka &#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"<p><strong>Labadan hablood ayaa si balaadhan looga yaqaanaa bulshada Somalida ah ee ku dhaqan Magaalaga Ottawa.<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/police%20ottowa.jpeg?w=696\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Hargeisa (HWN) Labadan hablood ee Walalaha ah oo Somali ah ayaa si iskumid ah loogu dilay guri kuyaalla\u00a0 meel u dhaw Wadada McCarthy ee Magaalada Ottaw , Canada.<\/p>\n<p>Sucaad Mohamed oo ah saaxibada labadan hablood ee Somalida ayaa sheegtay inay ahaayeen labo\u00a0 hablood oo aad u wanagsan oo lakala odhan jiray\u00a0 Nasiba Noor ,29 jir ah , iyo\u00a0 Asma Noor ,32 jir ah , labadooduna ay kunoolaayeen magaalada Ottawa.<\/p>\n<p>Sucad Mohamed oo warbixin kabixsay labadan Hablood ee Somalida ah ayaa sheegtay inay is yaqaaneed muddo\u00a0 10 sano ah . Waxay sheegtay\u00a0 in\u00a0 gabaddha Nasiba ay ahayd macallimad Quran oo dadka\u00a0 barta quranka , iyada oo sheegtay inay iyadana bartay Quranka.<\/p>\n<p>Labadan\u00a0<span id=\"spnCOntent\">hablood ayaa\u00a0 si balaadhan\u00a0 looga yaqaanaa bulshada Somalida ah ee ku dhaqan\u00a0 Magaalaga Ottawa.<\/span><\/p>\n<p>Mohamed Said oo kusugnaa Edmenton oo\u00a0 telephone\u00a0 laga waydiiyay aqoonta uu u leeyahay intay\u00a0 gaadhsiisantahay ayaa sheegay\u00a0 inay ahaayeen labada hablood\u00a0 dad aad u wangsan oo haddii aad barato aadan ka xiiso goyneynayn.<\/p>\n<p>Kadib dhimashada labadan\u00a0 dumar ee Somalida ah \u00a0\u00a0,ciidanka Ammaanka ayaa lagu soo wargaliyay inay yimaadaan\u00a0 Wadada McCarthy , Ottawa \u00a0abaara 9.pm , halkaas oo ay ka soqadeen labad marxuum oo yaalla\u00a0 goobta.<\/p>\n<p>Anver Malam, \u00a0oo ah imam ka iyo aasaasaha Masjidka \u00a0Jami Omar oo kuyaalla wadada Old Richmond Road, ayaa sheegay in labada hablood la aasi doono\u00a0 maanta\u00a0 oo axad ah\u00a0 saacadu markay tahay 1.pm , laakin waxa uu kacodsaday in dad waynuhu\u00a0 yimaadaan masaajidka Salaadda Duhur si ay uga qayb galaan salaadda Janaasada ah.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in lagu aasi doono labada marxuum xabaalaha\u00a0 Muslimiinta ee magaalada Ottawa.<\/p>\n<p>Imamku waxa uu sidoo kale sheegay\u00a0 in arrinta muhiimka ah ee imika loo baahanyahay ay tahay in loo duceeyo labada marxuum iyo qoyska ay ka baxeen\u00a0 oo u baahan imika\u00a0 in lagarab istaago.<\/p>\n<p>Nin saxafi ah ayaa sheegay\u00a0 inuu jiray nin aan wali haybtiisa la aqoonsan oo taagnaa\u00a0\u00a0 goobta dilku kadhacay\u00a0 iyada oo wakhtigaasi ahayd wakhti aad u qabow. Ciidanka Ammanka ayaa ninkaas gacanta ku dhigay , mana jiro illaa hadda cid si cad loogu soo eedeeyay inay kadanbeysay dilka labadan Marxuum.<\/p>\n<p>Labadan hablood\u00a0 ee ladilay ayaa noqonaya\u00a0 dilkii\u00a0 noocan oo kale ah \u00a0\u00a0ee 23 aad\u00a0 iyo 24 aad ee dhaca sanadkan gudihiis.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labadan hablood ayaa si balaadhan looga yaqaanaa bulshada Somalida ah ee ku dhaqan Magaalaga Ottawa. Hargeisa (HWN) Labadan hablood ee Walalaha ah oo Somali ah ayaa si iskumid ah loogu dilay guri kuyaalla\u00a0 meel u dhaw Wadada McCarthy ee Magaalada Ottaw , Canada. Sucaad Mohamed oo ah saaxibada labadan hablood ee Somalida ayaa sheegtay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/police-ottowa.png?fit=500%2C375&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7vE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28872,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28870\/revisions\/28872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}