{"id":28867,"date":"2016-12-18T07:19:02","date_gmt":"2016-12-18T07:19:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28867"},"modified":"2016-12-18T07:19:19","modified_gmt":"2016-12-18T07:19:19","slug":"dag-dag-akhri-qodabadda-warqad-khiyaamo-ah-uu-madaxwaynaha-jabuuti-u-soo-diray-siiraanyo-fadeexadda-ku-duugan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/18\/dag-dag-akhri-qodabadda-warqad-khiyaamo-ah-uu-madaxwaynaha-jabuuti-u-soo-diray-siiraanyo-fadeexadda-ku-duugan\/","title":{"rendered":"DAG DAG:- AKHRI QODABADDA WARQAD KHIYAAMO AH UU MADAXWAYNAHA JABUUTI U SOO DIRAY SIIRAANYO + FADEEXADDA KU DUUGAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Dhawaan Ayay Ahayd Markii Wafti Ka Socda Waddanka Jabuuti Uu Yimid Hargaysa Kaas Oo Uu Hogaaminayay\u00a0 Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti.<\/p>\n<p>Waftigan Ayaa Waxay Ay Sideen Warqadd Uu Madaxwaynaha Jabuuti U Soo Diray Madaxwaynaha Somaliland.<\/p>\n<p>Nuxurka Warqaddan Oo Oo Ifbaxay Ayaa Ah Mid Xambaarsanayd Laba Qodob:-<\/p>\n<p>= In Xoolaha Somaliland Laga Dhoofiyo Jabuuti<\/p>\n<p>= In Jasiiradda Sacaada-Diin Lagu Wareejiyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Faddeexadda Kale Ee Warqadani Xambaarsanayd Aya Ah Mid Lagu Sheegay In La Dhameeyay Dhismaha Dakadda Jabuuti Oo Loo Baahan Yahay In Xoolaha Somaliland Halkaasi Laga Dhoofiyo,<\/p>\n<\/div>\n<p>Si Ay Dhaqaale Badan Ugu Soo Galaan,<\/p>\n<p>Halka Warar Hoosena Ay Sheegayaan In Ay Jabuuti Lug Ku Lahayd Hakinta Xoolaha Somalida Oo Aanay Jabuuti Lagu Darin.<\/p>\n<p>Talaabadan Ayaa Waxay Laf-Jab Ku Tahay Qaran-Nimadda Somaliland Haddii Ay Aqbasho Xukumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Dawaladda Jabuuti Ayaa Dhowr Jeer Isku Dayday In Ay Waxyeelayso Hadafka Siyaasadeed Ee Somaliland.<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Dhawaan Ayay Ahayd Markii Wafti Ka Socda Waddanka Jabuuti Uu Yimid Hargaysa Kaas Oo Uu Hogaaminayay\u00a0 Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti.<\/p>\n<p>Waftigan Ayaa Waxay Ay Sideen Warqadd Uu Madaxwaynaha Jabuuti U Soo Diray Madaxwaynaha Somaliland.<\/p>\n<p>Nuxurka Warqaddan Oo Oo Ifbaxay Ayaa Ah Mid Xambaarsanayd Laba Qodob:-<\/p>\n<p>= In Xoolaha Somaliland Laga Dhoofiyo Jabuuti<\/p>\n<p>= In Jasiiradda Sacaada-Diin Lagu Wareejiyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Faddeexadda Kale Ee Warqadani Xambaarsanayd Aya Ah Mid Lagu Sheegay In La Dhameeyay Dhismaha Dakadda Jabuuti Oo Loo Baahan Yahay In Xoolaha Somaliland Halkaasi Laga Dhoofiyo,<\/p>\n<\/div>\n<p>Si Ay Dhaqaale Badan Ugu Soo Galaan,<\/p>\n<p>Halka Warar Hoosena Ay Sheegayaan In Ay Jabuuti Lug Ku Lahayd Hakinta Xoolaha Somalida Oo Aanay Jabuuti Lagu Darin.<\/p>\n<p>Talaabadan Ayaa Waxay Laf-Jab Ku Tahay Qaran-Nimadda Somaliland Haddii Ay Aqbasho Xukumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Dawaladda Jabuuti Ayaa Dhowr Jeer Isku Dayday In Ay Waxyeelayso Hadafka Siyaasadeed Ee Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan Ayay Ahayd Markii Wafti Ka Socda Waddanka Jabuuti Uu Yimid Hargaysa Kaas Oo Uu Hogaaminayay\u00a0 Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti. Waftigan Ayaa Waxay Ay Sideen Warqadd Uu Madaxwaynaha Jabuuti U Soo Diray Madaxwaynaha Somaliland. Nuxurka Warqaddan Oo Oo Ifbaxay Ayaa Ah Mid Xambaarsanayd Laba Qodob:- = In Xoolaha Somaliland Laga Dhoofiyo Jabuuti = In Jasiiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Hot-NEws.jpg?fit=1300%2C1300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7vB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28867"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28869,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28867\/revisions\/28869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}